Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hormuud Foundation oo Lacag u qeybisay Haween Dan yar oo laga so xulay Gobolka Banaadir.

    Hormuud Foundation oo Lacag u qeybisay Haween Dan yar oo laga so xulay Gobolka Banaadir.

    May 20, 2019Updated:May 20, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

    Munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayna goob jog ka ahaayeen madax ka socotey Hey’adda Hormuud Foundation, Maamulka Gobolka Banaadir & Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Boqol haween dan yar ah lagu guddoonsiiyey lacag Kaash ah oo dhan $100 Dollar qof kasta, si ay ugu kaashadaan baahiyohooda aasaasiga ah.

    Basma Caamir Cumar Axmed (Shakeeti) oo ah Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshadda Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegtay in Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadaan Awgeed Madaxda Hay’adda hormuud u istaageen sidii ay Dadka Fuqurada ah u Caawin lahaayeen.

    Sidoo kale Basma ayaa sheegtay in Maamulka Gobalka Banaadir uu uga mahad celinayo Caawinaada shirkadda Hormuud ay ufidineyso dadka Tabaaleysan waxay ku boorisay Umada Soomaaliyeed in ay is Caawiyaan.

    Gudoomiyaha Hay’adda Hormuud Found Mudane Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa Qiray in Mar walba Maamulka Hay’adda Hormuud Foundation u taagan yihiin sidii ay dadka Soomaaliyeed ee dhibaateyan u Caawin lahaayeen.

    Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay Dadaalo dheeraad ah oo ay Hey’adda Hormuud Foundation ay ku caawineyso Dadka ay ku adagtahay in ay maareeyaan Noloshooda inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Maxamed Baarqab oo Haweenkan kasoo uruurisay qaar ka mid ah qoysaska dan yarta ah ee ee ku nool Degmooyinka Gobalka Waxay iyada oo ilmeyneysa sheegtay in dadkan Xaaladda ay ku jiraan Awgeed ay Hay’adda Hormuud Foundation uga codsadeen in la caawiyo.

    Sidoo kale Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir ayaa Madaxda Hay’adda Hormuud Foundation uga Mahad celisay sida ay u aqbaleen Codsigeedii ku aadaana in Dadkan la Caawiyo.

    Qaar ka mid ah Haweenka la siiyey deeqdan dhaqaale oo isugu jiray Haween Waayeelo ah, kuwa heysta Carruur Agoomo ah, kuwa aan Awoodin in ay iska bixiyan Kiradda Guryaha, iyo qaar aan Awoodin in ay iska deberaan waxyaabaha aasaaska u ah nolosha, ayaa waxay ay si dareen leh mahad naq ugu jeediyey Hey’adda Hormuud Foundation, waxa ayna sheegeen in tani ay tahay mid lama filaan ah kana haqab tiri karta baahidii ay u qabeen in ay hellaan gar gaarkan oo kale.

    Tan iyo Markii la guda galay Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Shirkadda Hormuud waxay waday Caawinaad iyo gurmad ay u fidineyso Dadka gargaarka u baahan eek u nool Degmooyinka Gobalka Banaadir sida: Maxaabiista, Agoonta, Naafada xoogga Dalka & Haweenka danyarta ah.

    Deeq G//Banaadir Hormuud Foundation
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanada Baarlamaanka ookulan loogu yeeray iyo Sharciyo muhiim ah oo la ansixinayo..
    Next Article Maxkamadda Sare oo diiday Rafcaan ay qaateen Rag qaraxyo ka fuliyey Muqdisho & toogasho kale oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo