Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hormuud Foundation oo Nus Milyan Doolar ku bixineysa Dayactirka Isbitaal Benaadir.

    Hormuud Foundation oo Nus Milyan Doolar ku bixineysa Dayactirka Isbitaal Benaadir.

    May 11, 2020Updated:May 11, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dayactirka Isbitaalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo Shirkada Dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in lahelo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus. 

    Agaasimaha isbitaalka banaadir Dr. Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn kahadashay goobta lagusoo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in 4 qeybood oo ka mida Isbitaalka dayactirka lagu wado ee loogu tala galay in la dhigo bukaanada la il daran Coronavirus, isla markaana isbitaalka uu ku fadhiyo 1 KM, iyadoo aysan jirin wax saameyn ah oo uu ku yeelan doono qeybaha kale ee Hooyada iyo Dhalaanka.

    Madaxa injineerada shirkadda dhismaha buruuj Eng Cumar Maxamed Maxamuud (Aftooje) ayaa sheegay in mudo kooban ay kusoo gabagabeen doonaan dayactirka isbitaalka banaadir qeybta loogu tala galay bukaanada qaba COVID-19 isla markaana ay u qalabeyn doonaan qaab casri ah.

    Madaxa hormuud foundation Cabdullahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in mashruucan uu qayb ka yahay kaalinta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay ka qaadanayso dib u dhiska dalka iyo la-tacaalida cudurka Coronavirus waxaana uu hoosta ka xariiqay in Shirkada Hormuud ay lacago fara badan ku bixineyso la-tacaalida cudurka iyo wax ka qabashadiisa saameynta bulshada uu ku leeyahay.

    C/llaahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in dayactirka uu xowli ku socdo, ayna rajo badan ka qabaan inay dhaqso u soo dhammaado iyadoo ay ku baxeyso lacag dhan 500-ku Doolar.

    Xubno katirsan Ururada bulshada, Haweenka Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Baarlamaanka Somalia oo iyana goobta kahadlay ayaa ku amaanay shirkadda isgaarsiinta hormuud kaalinta ay kaga jirto bulshada iyo sida mar waliba madaxdeeda ay ugu heelan yihiin kaqeyb qaadashada gurmadka dadka Soomaaliyeed

    Kororka ku yimid dadka uusoo ridanayo cudurka COVID-19 ayaa keentay in ay timaado baahi loo qabo isbitaal labaad oo la jiifiyo bukaanada cudurka uu soo rito waxaana Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ay dhabarka u ridatay bixinta qarashaadka ku baxaya dhisida iyo dayactirka goobahaasi labaad iyo qalabeynteeda halka shirkada dhismaha buruuj ay door weyn kaciyaarayso fulinta mashruuca.

    Banadir Hospital Buruuj Hormuud Foundation
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKheyre oo ka qeyb galay Shir uu Beesha Caalamka ka dalbaday Madaxweynaha Puntland
    Next Article 7 qof oo ku dhintay waxyeello ka dhalatay Roob ka da’ay Muqdisho (5 qof oo isku Qoys ah)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo