Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»IGAD oo odayaasha Gobolka Hiiraan u qabatay muddo 5 maalmood ah (Amar culus oo la siiyay Odayaasha)

    IGAD oo odayaasha Gobolka Hiiraan u qabatay muddo 5 maalmood ah (Amar culus oo la siiyay Odayaasha)

    July 12, 2016Updated:July 12, 20162 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Urur Goboleedka IGAD ayaa muddo shan maalmood ah siiyay odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan

    ee diidan maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kadib makrii kulankii labaad uu magaalada Beledweyne ku dhex maray wafdi ka socday IGAD iyo qaar ka mida odayaasha Hiiraan.

    Wafdiga IGAD oo uu hogaaminayay Wakiilka ururkaasi u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey ayna ka mid ahaayeen Jen. Gabre iyo xubno ka socday wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa kulan muddo dheer qaatay la yeeshay odayaasha dhaqanka uu hogaaminayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo si weyn mucaarad ugu ahaa maamul u sameynta Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe.

    Wadahadalka ayaa la isku mari waayay iyadoo la sheegay in odayaasha ay yimaadeen shuruudo fara badan oo ah kuwii hore u socon waayay, waxaana markaas kadib ay IGAD si cad ugu sheegtay in labada gobol aanay ka hareynin nidaamka federaalka Soomaaliya, sidaas darteedna ay marka hore odayaasha aqbalaan dhismaha maamulka kadibna wixii faahfaahin ah dib looga hadlo.

    IGAD ayaa sidoo kale odayaasha u sheegtay inaysan aqbaleynin dib u dhac kale oo kaliya arrinta u furan  odayaasha ay tahay in degdeg loo bilaabo shirkii Jowhar. Arrintan oo ku adkaatay odayaasha ayaa codsaday in la siiyo muddo 5 maalmood ah oo ay dib ugula noqdaan arrinta dadkooda.

    IGAD  oo aqbashay codsiga odayaasha ayaa u sii raacisay in go’aankooda oo cad u gudbiyaan si qoraal ah muddada loo qabtay oo aanay jiri doonin wafdi kale oo Beledweyne IGAD u diri doonto.

    Qaar ka mida Odayaasha dhaqanka Hiiraan ayaa sheegay in shirkii ay la yeesheen IGAD uu fashil ku dhammaaday.

    Wadani.com

    BELEDWEYNE IGAD ODAYAASHA HIIRAAN Shirka Jowhar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAmiirka Alshabaab oo farriin culus soo diray, kana digay ka qeybgalka Doorashooyinka 2016
    Next Article Saldhigga Booliska Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho oo la qarxiyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo