Dowladda Imaaraadka Carabta oo doorkeeda arrimaha Soomaaliya sii xoogeysanayo ayaa ciidamada dowladda Federaalka ugu deeqday Gaadiidka gawaarida gaashaaman ee ciidamada, booyado iyo gaadiid nooca Landcruiser, iyo mootooyinka ciidamada taraafikada. waxaana deeqdaasi guddoomay Wasiirka Amniga iyadoo uu wareejiyay safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya.
Imaaraadka Carabtay ayaa hore deeq noocan oo kale ay u siiyay Puntland iyo Jubba.
Hoos ka Daawo Gaadiidka