Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Imaaraadka oo iska diiday inay cambaareyso Ruushka (Dalalka Golaha Amniga ee taageeray Russia)

    Imaaraadka oo iska diiday inay cambaareyso Ruushka (Dalalka Golaha Amniga ee taageeray Russia)

    February 28, 2022Updated:February 28, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxaa keenay inay Dalalka Khaliijka ka gaabsadaan Dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine?

    Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa diiday inay cambaareyso duullaanka Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, iyadoo markii labaad ka gaabsatay qaraarro ka dhan ah Ruushka oo la geeyay Golaha Amniga ee Q/Midoobay oo ay ka mid tahay xilligan.

    Imaaraatka Carabta ayaa Axadii shlay mar lanaad ka aamustay qaraar ku saabsan in cambaareynta Dagaalka Ruushka loo wareejiyo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay markii ay codka qayaxan ee VETO adeegsatay Russia.

    “Imaaraadka Carabta waxay aaminsan yihiin in dhinac la jirka ay kaliya horseedi karto rabshado kale” ayuu yiri Anwar Gargash, oo ah Wasiiru dowlaha arimaha dibadda Imaaraadka Carabta iyo la-taliyaha diblomaasiyadda ee hoggaamiyaha UAE.

    “Imaaraadku mawqif adag ayuu ka taagan yahay Qaramada Midoobay, sharciga caalamiga ah, iyo madax-banaanida dawladaha, isaga oo diidaya in xal milatari la helo,” ayuu yidhi Gargash.
    Xiisadda Ukraine, mudnaantayadu waa inaan ku dhiirigelinno dhammaan dhinacyada inay ku dhaqaaqaan tallaabo diblomaasiyadeed iyo inay ka wada xaajoodaan sidii xal siyaasadeed loo heli lahaa.”

    Imaaraadku wuxuu sidoo kale Jimcihii ka aamusay inuu u codeeyo qaraar qabyo ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku cambnaaeryn lahaa Werarka Ruushka ee Ukraine.

    Inta badan wadamada Khaliijka ayaa ka aamusay duulaanka Ruushka ku qaaday Ukraine, taasoo ka careysiisay Mareykanka iyo dalalka Midowga Yurub.

    Dalalka Golaha Amniga ee ka aamusay in Duullaanka Ruushka ee Ukraine ayaa kala ah: China, India iyo Imaaraadka Carabta, waxaana codka qayaxan ee VETO adeegsaday Ruushka, halka labadii qaraar ee Mareykanka iyo Reer Galbeedka wateen ay fashilmeen, iyadoo kadibna la isla aaday Golaha Guud oo go’anadiisa aysan waajib ahayn in la fuliyo.

    Sacuudiga ayaan wax go’aan ah ka qaadan weli, waxaa kaloo ka gaabsaday oo Baxrayn, iyo Cumaan, halka Imaaraadku dhexdhexaad iska dhigay, taasoo loo macneeyay inuu Ruushku taageerayo.

    Dalalka Kuwait iyo Qatar oo kaliya waxay dhaleeceeyayn rabshadaha, iyagoo ka gaabsaday inay dhaleeceeyaan Dowladda Ruushka.

    Arrintan ayaa sabab looga dhigay inuusan jrin xiriirfiican oo dallaka Khaliijka kala dhaxeeya Ukraine, balse intooda badan ay heshiiyo waaweyn kula jiraan Ruushka.

    Gulf Russia Top UAE Ukraine
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGudiga Xalinta Khilaafaadka oo Go’aan ka gaaray Kursigii uu Dacwadda ka gudbiyey Wasiirka Batroolka
    Next Article XOG: Musharax aan la filayn oo Doorashada ka taageeray Afhayeenka Xukuumadda ‘Macalimuu’

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo