Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Imaaraadka & WHO oo Deeq Qalab caafimaad soo gaarsiiyay Muqdisho -Sawirro [Turkiga iyo Qatar oo weli la sugayo)

    Imaaraadka & WHO oo Deeq Qalab caafimaad soo gaarsiiyay Muqdisho -Sawirro [Turkiga iyo Qatar oo weli la sugayo)

    April 14, 2020Updated:April 14, 20201 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad sida deeq Qalab Caafimaad ayaa goor dhoweyd ka degtay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.

    Deeqdan ayaa ka timid dowladda Imaaraadka Carabta iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo ugu deeqday dowladda Soomaaliya si ay loola tacaalo cudurka Coronavirus, Inta badan deeqda waxaa leh Hay’ada WHO, iyadoo Imaaraadka ay tahay deeqdii saddexaad ee uu Soomaaliya siiyo, iyadoo hore diyaarado kale ugu dirtay magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso.

    Qalabka deeqda caafimaad oo gaareysa 27 tan ayaa waxaa wadajir ugu deeqay Somalia hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Dowladda Imaaraadka, waxayna kaafiyaan 27,000 shaqaale caafimaad ah oo cudurka Coronavirus la tacaalaya.

    20 tan oo Qalabkan caafimaad ah waxaa ku deeqay Hay’adda Caafimaadka Adduunka, halka Dowladda Imaaraadka ay ku deeqday 7 Tan, waxaana a mida: Dharka ay dhaqaatiirta ka difaaca viruska (PPE), gacmo-gashi, Maasgaro iyo qalab kale oo caafimaad, waxaana Garoonka ku sugan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la wareegay deeqdan.

    Imaaraadka oo xiriirka uu la yeelaya dowladda Soomaaliya aanu wanaagsaneyn ayaa kasoo hormaray dalalka Qatar iyo Turkiga oo la filayay inay deeq qalab caafimaad soo gaarsiiyaan Soomaaliya, kadib markii ay codsi u dirtay dowladda Soomaaliya.

    Muqdisho UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleImaaraadka oo Deeq Qalab Caafimaad oo looga hortago Coronavirus u diray Dalka Itoobiya (Sawirro)
    Next Article Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahin laga helay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo