Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Imisa Duq Magaalo ayaa soo maray Caasimadda Muqdisho [Akhriso Liiska Magacyada 47 Duq Magaalo]

    Imisa Duq Magaalo ayaa soo maray Caasimadda Muqdisho [Akhriso Liiska Magacyada 47 Duq Magaalo]

    January 26, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 47, iyadoo 10 kamida ay yihiin Talyaani oo Caasimadda Soomaaliya soo xukumay intii u dhaxeysay 1936 ilaa 1953-kii.

    Ajnabiga

    1. Dr.Compani Romeo, Podesta, 1936
    2. Rag Scarpa, Podesta, 1937
    3. Dr.Sicar, Podesta, 1937
    4. Dr.Barbano Luigi, Podesta, 3-6-1937
    5. Dr.Banidno Marco, Captan Podesta, 1-11-1937
    6. Guliano Sanatore, Podesta, Desembar, 1938
    7. Dr.Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941
    8. Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950,
    9. Aliviero Enrico, Juun 1950, Madax Maamulkii Muqdisho.
    10. Vecco Cario, Madax Magaalada Muqdisho, 1953

    Soomaalida
    10- Caaqil Axmed Raage Duq Magaalo Sannadjii 1955
    11. Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi, Duq Magaalo, 1956
    12. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, Novembar, 1958
    13. Dr.Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962
    14. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966
    15. Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969
    16. Dr.Shariif Maxamed Caydaruus, Duq Magaalo, Maarso, 1969
    17. 16 G/Sare Axmed Maxamuud Cadde, Guddoomiye Idman, 20-kii Novembar 1969
    18. G/Sare Cusmaan Maxamed Jeelle, Guddoomiye Idman, 8-dii Disembar 1970
    19. 18 G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 20-kii Maarso 1973
    20. Yuusuf Ibraahim Cali (Abuuraas), Duq Magaalo, Febraayo, 1978
    21. Dr.Cabdullaahi Salaad Warsame, Guddoomiye, May, 1981
    22. G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 1982
    23. Cali Ugaas Cabdulle, Duq Magaalo, 1987
    24. Sayid Cumar Xaaji Maxamed, Duq Magaalo, 1990
    25. S/Guuto Axmed Jilacow Caddow, Duq Magaalo, 18-kii Oktoobar, 1990
    26. Cabdullaahi Gacal Sabriye, Duq Magaalo, 1991
    27. Cabdullaahi Muuse Xuseen, Duq Magaalo, 2000
    28. Dr.Xuseen Cali Axmed, Duq Magaalo, 2003
    29. Maxamuud Xasan Cali (Cadde), Duq Magaalo, 2005
    30. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Duq Magaalada 28-4-2007
    31. Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur Novembar 2008 – Novembar 2009
    32. Eng.Cabdirisaq Maxamed Nuur/ Guddomiyaha Gobolka Banaadir 2009
    33. Maxamud Axmed Nuur Tarsan Duqa Magaalada ahna Gudoomiyaha Gobolka 2010-2013
    34. Xasan Maxamed Xuseen( Mungaab) Duqa Magaalada 2013-2014
    35. Yuusuf Xuseen Jimcaale(madaale) duqa magaalada 2015-2016
    36. Thabit Abdi Mohamed Duqa Muqdisho Ahna Gadoomiyaha Gobolka banaadir 2017
    37. Eng. C/raxmnaan Cumar Cismaan (YariIsow) Duqa Muqdisho banaadir 21 Janaayo 2018

    W/D: Axmed Maxamuud Dhicisow

    Axmed Maxamuud Dhicisow Duq Magaalada Muqdisho Taariikhda Duq magaalo ee Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Taabit: “Xilku waa meerto, Balse Niyad-wanaagga & Naxariista ma ahan meerto”
    Next Article Erdogan oo ku dhaartay inuu wadi doono dagaalka Kurdiyiinta [Mareykanka oo laga cabsi qabo inay isku dhacaan]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo