Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»“Inkaar buu ku go’ay odaygi Soomaale, Awlaaduu dhalaynna waa, sida adoogood (Qalinka weriye Macalimuu)

    “Inkaar buu ku go’ay odaygi Soomaale, Awlaaduu dhalaynna waa, sida adoogood (Qalinka weriye Macalimuu)

    March 2, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Somalia’s forgotten institutions (By Mohamed Moalimuu)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    “Inkaar buu ku go’ay, Odaygi Soomaale
    Awlaaduu dhalaynna waa, sida adoogood . (Shabaab vs DFS)

    Cinwaankankeygan hore waa qeyb yar oo ka mid aheyd gabey uu horey u tiriyay abwaan Soomaaliyeed , Abwaanku wuxuu la hadlayay shimbirka Fiin la yiraahdo oo sida uu sheegay uurkutaallo uu ka dareemay. Maaddadii Suugaanta ee dugsiga sare Ayaan ku soo qaadannay laakiin dib ayay mar kale iigu soo dhacday gaar ahaan ereyada cinwaanka aan ka dhigtay.

    Dulucda qormadeydan hadii aan u daadego waxa ay inigu ila tahay dow in abwaankaasi 50 sano ka hor tiriyay gabaygaasi Fiin in aan manta ku waafaqno wixii uu barigaa innaga aaminsanaa oo ay jirto meel la innaga inkaaray hadaan Soomaali nahay .

    Dhinac walba fiiri Soomaali manta waa baqdin ku jog wallow ay jiraan dhul Soomaaliyeed oo habaarkaasi ka nabad galay hadana magac beey la wadaagaan walaalahood oo ma qabi karaan xasilooni taam ah tan jirka iyo maskaxdaba.

    Laga soo bilaabo Sarkaalka sare dowladda u shaqeeya ilaa askariga dablaha ama shaqaalaha hoose aroortii marka ay aqalkooda ka soo baxayaan waa hubaal in dareen cabsi ah uu jiro marka ay shaqadooda aadayaan am aka soo rawaxayaan xitaa hadii uu ilaalo badan oo hubeysan uu wato.

    Shabaab Hogamiyayaashooda iyo Amiiradooda hoose dhamaan marka si dhab ah loo hadlo waa dareen ku joog oo howdka ,dhaxanta iyo cadceedu ayay miciin badeen. Hadii ay xunuunsadaan daryeel caafimaad oo wanaagsan ma heli karaan, diyaarado ayaa had iyo jeer dhul heehaabayo ,aag badalasho iyo guur guur ayaa rafaad ugu filan.

    Labada dhinac hadii aad la hadasho qolo walba waxa ay u dhiiran tahay si buuxda oo waxa ay kuu sheegayaan in guushu aaney ka fogeyn wax waliba ay u socdaan sidii la rabay .

    Shacabkii Soomaaliyeed afkii baa juuqda gabay qasaaraha dhinacyada dagaalamaya ay isu geystaan waxaa ka badan kan iyaga soo gaara oo cabsi ka weyn labada dhinac ayaa soo food saartay.
    Marka hadda iyo talo . Umadda dhibaateysan haloo garaabo. Talo waa tii Ilaah.
    Dowladda waxaa lagaa rabaa in ay furto albaab wadahadal oo kal iyo laab ah iyaga oo ka madax bannaan argti shisheeye ,mutadawciin waxgal ahna ay u igmadaan howshaas,oo xal sidan dhaama la raadiyo . Waxaa laga yaabaa in dad badani la soo boodaan Shabaab nabad iyo wadahadal ma rabaan ,hadaad horey isugu deyday ha quusan ka dhig mid daacad ah oo raadi tabo dheeraad ah . Hadii si muuqata markaa ay ugu gacan seyraan ummadaa ogaan ,waxa aan sidaa u leeyahay weli ma arag hogaan si kal iyo laab ah dadaal arintaa ugu sameeyay oo quus ka gaaray ,mar walba rag iska dhici baa innagu jirtay.

    Muddo ka badan toban sano kadib ayaa waxaa wadahadlaya Taalibaan iyo Afganistaan ,annaga taa maxaa innaga owday .
    Shabaab iyagana waxaa laga rabaa in kutubtooda ay dib ugu laabtaan oo ay keenaan xal aan dil iyo dagaal aheyn oo iyaguna ay janno ku heli karaan dadkuna ku nabad gali karo.

    Muqdisho manta waa yar yahay masjid xer ay ku taxan tahay oo daruus diini ah laga barto ,dad badan ayaa masjidada ka go’ay ,nabad hadii la waayay masaajidii camirnaan jirtay ayaa laga haajiray .

    Guntii iyo gunaanadkii waa inkaarannahay ee aan duceysanno oo aan Allah si wadajir ah u barino ,qeyrkeen waa gaari Inshalah .

    Fadlan aragtidaada ku biiri waa muhiim

    Maxamed Ibraahim Macalimuu

    Macalimuu Moalimuu Soomali
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGalmudug oo beenisay inay qeyb ka ahayd dagaaladii Magaalada Dhuusamareeb
    Next Article Cabdi Qeybdiid oo baaq ka soo saaray dagaalada Magaalada Dhuusamareeb

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo