Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Is-miidaamiyihii laga badbaadiyey Naftiisa: Sidee Dowladda caafimaadkiisa ugu bixisay $20,000?

    Is-miidaamiyihii laga badbaadiyey Naftiisa: Sidee Dowladda caafimaadkiisa ugu bixisay $20,000?

    July 14, 2020Updated:July 23, 20202 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamaa Qalabka sida ayaa maanta xukun Xabsi daa’in ah ku riday Saciid Biriq Maxamuud oo aha is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo Gaarigii uu waayey u qarxi waayey 15-kii June 2019.

    Is-miidaamiyahan ayaa fadhigii koowaad ee Maxkamadda kaga yaabiyey markii uu sheegay inuu ka xun yahay inuu u qarxi waayey Gaarigii uu waday oo ahaa nooca NOAH, si uu janahamo ugu diro dad badan oo ku sugnaa Koontaroolka KM 4 ee laga ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

    Gaariga ayaa qarxi waayey markii uu Is-miidaamiye Siciid Biriq sameeyay wax kasta oo ay ahayd inuu Gaariga ku qarxiyo, waxaana Dab ka kacay Kursigii Darawalka, iyadoo markaas kadib ay rasaas ku fureen ciidamadii ilaalada oo dhaawac gaarsiiyey, gacantana lagu dhigay.

    Dhaawaca soo gaaray Is-miidaamiyaha ayaa laga daweeyay, iyadoo muddo ay qaadatay inuu bogsado, waxayna dowladda Soomaaliya ku bixisay lacag dhan 20,000 Doolar daweyntiisa iyo in la badbaadiyo noloshiisa, sida lagu sheegay warbixinta Warbaahinta dowladda. Ma cadda sida lacagtaasi ku baxday, mana jirin caddeyn ku saabsan kharashka ku baxay caafimaadka is-miidaamiyahan.

    Saciid Biriq Maxamuud oo magaca af-garashadiisa uu yahay Isticjaal ayaa sheegay inuu ku dhashay xaafadda Waxar-cadde, degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, waxay qoyskiisa u wareegeen degmad Jowhar, isagoo waxbarashada Jaamacadda uga tegay sidii ugu biiro Alshabaab.

    Waxaa lagu qabtay magaalada Boosaaso, isagoo ku sii jeeda Buuraha Galgala, waxaana sii deysay Maxkamadda ciidamada Puntland markii lagu waayey denbiga, kadibna wuxuu ku biiray kooxda is-miidaamiyeyaasha Alshabab, isagoo goostay inuu isku qarxiyo Koontaroolka Km4 ee ciidamada NISA.

    Is-miidaamiye Maxaabiis laga qabtay Alshabab Maxkamadda Ciidamada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedkii IGAD & Arrimaha looga hadlay
    Next Article Baarlamaanka oo dib u bilaabaya ka doodista Arrimaha Doorashada & Ajendaha maanta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo