Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Isbedel lagu sameeyay Xilliga la furayo Iskuullada Waxbarashada Dugsiyada Dalka

    Isbedel lagu sameeyay Xilliga la furayo Iskuullada Waxbarashada Dugsiyada Dalka

    July 26, 2023Updated:July 26, 20232 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Waxbarashada ayaa wax ka bedeshay xilliga la fulayo Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee dalka, iyadoo sidoo kale la kordhiyay maalmaha waxbarashada.

    Qoraal kasoo baxay Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay, iyadoo la fulinayo amarka Wasaaradda in wax ka badel lagu sameeyey sannad dugsiyeedka 2023-2024, iyadoo Sannad dugsiyeedkan 2023/2024 ay Iskuulada furmi doonaan 2-da Sebtembar, ayna xirmi doona 6da Juun, 2024.

    Dhinaca kale waxaa kordhiyey maalmaha waxbarashda Dugsiyada, waxayna casharadu socon doonaan 6 maalmood (Sabti ilaa Khamiis), isbuuc kasta si loo dhamaystiro Manhajka.

    Dugisyada Muqdisho ayaa furmi lahaa Sabtida 29-ka bishan July, taasoo ka dhigan in muddo bil ah dib loo dhigay.

    WARGELIN

    UJEEDDO: WARGELIN LA XIRIIRTA WAX KA BEDDELKA SANNAD DUGSIYEEDKA 2023-2024

    Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, oo fulinaya warqadda summadeedu tahay WWH&TS/XW/114/07/2023 ee kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare, gudanayana waajibaadkiisa, waxa uu ku wargelinayaa maamullada dugsiyada iyo hay’adaha waxbarashada Gobolka Banaadir in wax ka beddel lagu sameeyay sannad dugsiyeedkan 2023-2024.

    Sannad dugsiyeedkan ayaa furmi doona 2da Sebtembar 2023, waxa uuna xirmi doona 6da Juun, 2024.

    Sidoo kale waxaa kale oo la kordhiyey maalmaha dhigashada casharada oo laga dhigay 6 maalmood (Sabti ilaa Khamiis) ee asbuuca si loo dhamaystiro Manhajka.

    Haddaba, Agaasinku wuxuu ku wargelinayaa dhamaan maamullada dugsiyada, macallimiinta, waalidiinta, ardayda iyo bulshada Gobolka Banaadir inay dhaqan-geliyaan wax ka beddelka lagu sameeyey jadwalka Waxbarashada.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab badan oo lagu Dilay Duqeyn iyo Weerarro ka dhacay K/Galbeed
    Next Article Ruushka oo Lacag ka badan 600 Milyan Dollar ka cafiyey Somalia iyo Heshiis…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo