Isku aada wareegga 8-da ee tartanka koobka horyaallada Yurub ayaa goor dhoweyd la sameeyay, iyadoo kooxo adag isku beegmeen, halka kooxo kale ay fursado fiican heleen.
ISKU AADKA AYAA NOQDAY SIDA SOO SOCOTA:
Ajax vs Juventus
Liverpool vs FC Porto
Tottenham vs Man City
Barcelona vs Man United


![Isku aadka Wareegga 8-da ee Champions League oo la sameeyay [Barcelona vs Man United]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/03/champions-league-draw.jpg)