Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Isma aanan Laheyn! (Weriye Qormo xanuun leh ka qoray Geerida Xaaskiisa & Xaaladii ka qabsatay Isbitaallada Muqdisho)

    Isma aanan Laheyn! (Weriye Qormo xanuun leh ka qoray Geerida Xaaskiisa & Xaaladii ka qabsatay Isbitaallada Muqdisho)

    September 16, 2020Updated:September 16, 20203 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    W/Q: Mohamed Isse Mohamud

    Isma aanan Laheyn !!! Mar Walbaa Geerida Waa xaq, waana qasab inaan ku qanacnaa qadarta Alle, Balse Isma aan laheyn !!

    – Isma aan laheyn adiga oo qof Xaalad deg deg ah ku jira wada, ayaa gaarigaada gurmadka deg dega xilli habeen ah laga celin doonaa albaabka hore ee Isbitaalka Digfeer (Kala wareeg kuuma heyno ICU wey naga buuxdaaye, Labo ruux oo kaasoo horeysay ayaanba meel u la’nahay oo aan soo bixin rabnaa) !!!.

    -Isma aan laheyn adigoo Qof xaalad deg deg ah ku jiro ayuu isbitaalka Yerdameli ku dhihi doonaa waa inaad qofkan soo Saartaa Raajada Xabadka (Chesk Scan) haddii kale kuuma qaabili doono !!!.

    – Isma aanan laheyn adigoo isbitaalka Jazeera kasoo helay raajadii laguu diray ayuu dhaqtar Turkey ah inta Jawaabta eego ku dhihi doonaa qofkaan (Oxygen la’aanta heyso) hasoo dajin. (Corona Corona Martiini Martiini) kaliya ayuu ku dhihi doonaa !!!.

    -Isma aanan laheyn Isbitaalka Martiini oo agab caafimaad oo tayo leh ay yaalaan ayaa ICU-da iyada oo xeran ugu tagi doontaa oo ruuxna uusan ku jirin, haddana shaqaalaha aysan awood u laheyn inay geliyaan ruux xaalad adag ku jiro balse aan Corona qabin !!! Ruux aan Corona qabin ma gelin karno, ileen wuu soo rogaal celinayaa.

    -Isma aanan laheyn Isbitaalka Somali-Sudanese ayaa lagu dhihi doonaa, Ambalaaska aad gabadha ka dajisay yeysan kaa tagin annaga kuma qaabili karnee !!! Balse ugu dambeyn ayey ku geeriyootay iyada oo Sariirta qolka gurmadka deg dega Saaran.

    – Isma aanan laheyn dalkeena, gaar ahaan isbitaalada Tirada badan ee Muqdisho ku yaalo Meel walbaana laga xayaysiiyo ayaa laga weyn doonaa (ICU) (ICU waa qeybta la geliyo qofka xaaladda liidata ku jira kana tirsan Isbitaalka) !!!.

    -Si gaar ah waxaan doonayaa inaan ugu Mahadceliyo shaqaalaha Isbitaalada, Martiini, Umma iyo Jazeera oo Tabar iyo awood yari ay u deyrisay balse dadaal xoogan bixiyay habeenkii Xaaskeyga Xanuunka dareentay balse Alle uu naga jeclaaday.

    Sidaasi oo ay tahayna waxaan aaminsanahay in raadkeeda uu ka qornaa Xaaskeyga inay meelahaasi ay tagto, dabadeedna ay geeriyooto.

    Mudanayaal iyo Marwooyin ruux kasta oo masuul ah ogaada maanta oo aad masuuliyadda heysaan, inaad xasuusnaataan dadka aad masuulka ka tihiin inay dhibaatooyin badan qabaan.
    Ruux walbaa marka ay baahi qabato ayuu ogaadaa macaanida Raashiinka noocuu doono ha -ahaadee, balse waxaan filayaa inay jiraan dad kale oo xanuuno kale dareemay, waxaan leeyahay sida loo badiyay goobaha waxbarashada si lamid ah haloo badiyo adeegyada Caafimaadka.

    Waan ogahay in madaxdeena iyo madaxda isbitaalada aysan wax walbaa ogaan karin waqtiga ay dhacayaan, balse waxaan leeyahay markey ogaadaan kadib, dadka dambeeyo haloo diyaariyo adeegyada Muhiimka ah (Mahadsanidiin)


    Marka aad Caafimad qabto ayaad wax baran kartaa, Marka aad waxbaratana Bulshada ayaad wax tari kartaa !!!. ALX Alle ayaa MAHAD LEH.

    Isma aanan Laheyn! Moh Isse Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo Soomaaliya u soo tarxiilaya 100 Qof oo ay ku jiraan Dad qaba Cornavirus iyo… (Qeylodhaan)
    Next Article Booliska Cadaado oo soo bandhigay Eedeysanihii loo qabtay Kiiskii Dilka Marxuumad Xamdi & Xog uu bixiyey..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo