Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan oo xaflad taageero ah u qabatay Gudoomiye Yariisow [Swirro]

    Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan oo xaflad taageero ah u qabatay Gudoomiye Yariisow [Swirro]

    February 5, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda Afrika midaas oo lagu taageerayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow oo dhawaan xilkaas loo magacaabay.
    Xafladaas oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal arday ah iyo Jaaliyadda isugu jira ayaa waxaa hadalo kala duwan ka jeediyay meeshaas Xildhibaan Yusuf Jimcaale Xayle, Siyaasiyiin, Diblumaasiyiin, Hooyooyin, dhalinyo iyo aqoonyahan, iyagoo dhamaan u rajeeyay gudoomiyaha cusub in Illaah xilkaas ku asturo.

    Xildhibaan Yuusuf Jimcaale Xayle oo haalkaas kalimad ka jeediyay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in munaasabadaan taageerada loogu muujinayo Gudoomiyaha gobolka uu ka qeyb galo isagoo ku amaanay in Yariisow yahay siyaasi waxqabad leh oo horumarka dalka ka shaqeeya.

    Fiidow Maxamuud Fiidow Uqeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo isagana munaasabadda qubdab ka jeediyay ayaa sheegay in uu yahay gudoomiyaha cusub qof hadal yar oo waxqabad badan ahna qunyar socod siyaasadeed oo aysan dhicin wali in xil looga qaaday is qilaaf isaga iyo madaxdii ka saraysay ah.

    Cabaas Maxamed Nuur oo isagana ku hadlayay magaca dhalin yarada ayaa sheegay in gudoomiyaha soo dhaweynayaan iyagoo ku qanacsan waxqabadkii hore ee horay loogu soo arkay gudoomiyaha iyo xilalkii uu horay usoo qabtay.

    Cabdiwali Xasan Xuseen Fadiilatu oo ah xoghaya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan ayaa isagana sheegay in uu yahay Eng Yariisow qof laba jeer Suudaan xaflad loogu qabtay oo horay isaga oo wasiir warfaafin loo magacaabay munaasabad taageero ah loogu qabtay hadana tahay munaasabadan lagu taageerayo magacaabistiisa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

    Dhankiisa Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow oo qadka Telefoonka kaga qeyb qaatay ayaa uga mahadnaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan iyo dadka isku howlay qabanqaabada munaasabadan taageerada ah.

    Gudoomiyaha ayaa sidoo kale la wadaagay dadkii xafladda kasoo qeyb galay qorshaha waxqabadkiisa howleed ee soo socda iyo meelaha xooga saari doono, waxa uuna ka codsaday kasoo dadkii xafladda ku sugnaa in ugu soo duceeyaan in xilka illaah kula garab galo.

    Image may contain: 1 person, textImage may contain: 2 people

    Image may contain: 9 people, people sitting, crowd and hat

    Image may contain: 1 person, hat

    Image may contain: 2 people, people sitting and crowd

    Image may contain: 4 people, people standing

    G/Banadir Sudan Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYaa bixiyey Dhulka kasoo horjeeda Dekadda Muqdisho, Yaase la siiyey..? [Kiis kale oo kusoo baxay Yuusuf Boorsaani]
    Next Article AKHRISO: Maxkamadda Ciidamada oo Xukunno ku riday eedeysanayaashii Qarixii Soope [Qaar la sii daayey]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo