Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, July 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Jaamacad ku taalla Muqdisho oo hirgelisay Hiigsiga cusub (Akhri Doorashada ka socota)

    Jaamacad ku taalla Muqdisho oo hirgelisay Hiigsiga cusub (Akhri Doorashada ka socota)

    May 10, 20152 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mid ka mida Jaamacaddaha ugu waaweyn magaalada Muqdisho ayaa ku jirta jawi ka duwan midkii waxbarashada ee caadiga ahaa, waxaana ka socda doorasho…!!!. Arday ka badan 4000 ayaa maanta dooranaya madaxweynaha xukuumadda ay leeyihiin ardayda jaamacadaasi, iyadoo ay sharxan yihiin. Jaamacadda SIMAD ayaa hergelisay nidaam ardaydu isku doortaan si ay hogaan u sameystaan.

    simad01

    1. LABA QOF OO U SHARXAN JAGADA GUDDOOMIYAHA AMA MADAXWEYNAHA ARDAYDA JAAMACADDA
    2. SADDEX QOF OO U SHARXAN GUDDOOMIYE KU XIGEENO
    3. LABA QOF OO U SHARXAN XOGHAYAHA GUUD

    simad05

    Mustaf C/llaahi Xasan oo madax ka ah Guddiga doorashada SIMAD oo ka kooban 20 xubnood ayaa sheegay inay howsha doorashada oo maanta 10-ka May 2015 oo dhan socon doonta ay u socoto sidii ay ugu talo galeen. Jaamacadda SIMAD ayaa hore u sameysatay ururo ardayeed, waxaana xarunta weyn ee Jaamacadda hareeyay howsha doorashada iyadoo la arkayay arday fara badan oo safaf dhaadheer ugu jira doorashada guddoonkooda, waxaa sidoo kale soo jiidasho leh nidaamka doorashada loo hagayay iyo boorarka musharixiinta ee xarunta ka dhex muuqday.

    simad02

     

    Ka sokow nidaaminta ardayda jaamacadda waxay doorasho noocan oo kale ah jiilka soo koraya ka baran karaan dhaqanka is doorashada iyo hogaaminta, iyadoo aan loo marin qaab khaldan sida dagaal iyo awood. waxayna barbar socotaa Soomaaliya oo lagu wado in doorasho ka dhacdo 2016-ka. Jaamacadda SIMAD ayaad moodaa inuu hiigsigeeda cusub u hirgalay iyadoo dowlada Soomaaliya oo uu hogaamiyo madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo Jaamacadaasi mar hogaamin jiray ay dowladiisu la tacaaleyso sidii ay doorasho dalka uga dhici lahayd.

     

    simad04

    Wadani.com

     

    [ad name=”HTML”]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Doorashada SIMAD Hiigsiga cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya oo guddi u direysa Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka Kenya
    Next Article Eeyaha AMISOM oo shaqo ka hor istaagay Saxafiyiinta Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo