Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Jaamacadda Muqdisho oo heshiis iskaashi la saxiixatay Jaamacadda Qatar

    Jaamacadda Muqdisho oo heshiis iskaashi la saxiixatay Jaamacadda Qatar

    April 19, 2022Updated:April 19, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Jaamacadda Muqdisho ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Jaamacadda Qatar si sare loogu qaado iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac.

    Ujeedada heshiiska ayaa ah in la xoojiyo iskaashiga cilmi-baarista, isdhaafsiga khibradaha iyo dhammaan dhinacyada cilmiga oo labada dhinac ay daneynayaan.

    Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Qatar ee magaalada Dooxa ayaa waxaa dhinaca jaamacadda Muqdisho u saxiixay guddoomiyaha golaha sare Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullahi (Badiyow) halka dhinaca Jaamacadda Qatar uu u saxiixay guddoomiayaha Jamaacadda Dr, Hassan Al-daraham. Waxaa sidoo kale heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa masuuliin kale oo uu ka mid yahay guddoomiyhii hore ee jaamacadda Muqdisho ahna xubin ka tirsan golaha sare ee jaamacadda Muqdisho Dr. Cali sheekh Axmed Abuubakar.

     Sida ay qortay wakaalada wararka dalka qatar waxaa labada dinac iska kaashan doonaan cilmibaarista, isdhaafsiga khubarada, ardayda iyo in si wadajir ah in labada jaamacadood u qabtaan shirar, doodo cilmiyeed iyo tababaro.

    Jaamacadda Muqdisho oo ah jamacaddii ugu horeysay oo la dhisay burburkii kadib waxa ay ka mid tahay jaamacadaha dhifka ah ee kudaala tayada waxbarashada, waxa ayna heshiisyo iskaashi la leedahay jaamacado caalami ah iyo hey’ado waaweyn oo ka shaqeeya waxbarashada iyo cilmi baarista.

    Mogadishu University signs an MOU with Qatar University

    Mogadishu University has signed a memorandum of understanding (MOU) with Qatar University to enhance partnership and cooperation between the two sides.

    This agreement aims at strengthening the horizons of scientific cooperation in the service of the mission and common goals of both institutions in order to conduct research, exchange of experts and all areas of common interest.

    The memorandum of understanding was signed at Qatar University headquarters in Doha, in the presence of the Chairman of the Board of Trustees of Mogadishu University, Dr. Abdulrahman Abdullahi, the former President of MU, Dr. Ali Sheikh Ahmed, and a member of the Board of Trustees and President of Qatar University, Dr. Hassan Al-Daraham. The cooperation between the two universities will be based in exchanging experiences, research studies, holding joint conferences and symposiums.

    Dr. Abdulrahman expressed his happiness in signing the memorandum with Qatar University, which comes within the framework of fruitful cooperation between Mogadishu University and international institutions working in the field of research and higher education, indicating that Mogadishu University seeks, through these memorandums, to strengthen aspects of scientific and technical cooperation in the field of research and knowledge production.

    Mogadishu University signs an MOU with Qatar University
    Jaamacadda Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamadda Sare oo bilowday dhageysiga Dacwadii Fahad Yaasiin ee Kursiga HOP086
    Next Article Sheekh Aadan Madoobe oo ka baxay Xisbiga Himilo Qaran ee Sheekh Shariif, maanta qaatay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo