Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad maamulka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.
Guddiga ayaa sheegay in 21 ilaa 25 Oktoobar lasoo gdubin doono liisaska xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle. waxaana dhaarinta xildhibaannada ay dhici doontaa 31-k Oktoobar 2020, iyadoo kulanka ugu horeeya uu yeelam doomo 1-da Novembar.


