Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee xilkii ka qaaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxwwynaha cusub ee Galmudug.
Qoraal ay kasoo saareen magaalada Cadaado ayaa lagu faahfaahiyay xilliga ay dhaceyso doorashada, iyadoo qabashada araajida musharixinta ay bilaaban doonto 13-ka Bishan Oktoobar, doorashaduna dhici doonto 25-ka Okbtoobar 20-17.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA