Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomalaiya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa faahfaahin ka bixiyey sababihii keenay inuu is casilo.
Khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka oo aad u dheereyd ayuu uga hadlay sababihii keenay inuu xilka banneeyo oo uu kasoo qaatay 6 qodob oo ka mida, taasoo ay ugu weyneyd in awood la isugu sheegtay oo xaaladu u muuqtay mid uu dhiig ku daadand doono
HOOS KA AKHRISO LIX QODOB


![Jawaari: “Markii aan arkay wax u eg Cudud sheegasho, waxaa ii muuqatay Dhiig daadasho” [Akhriso 6 Qodob oo keentay inuu is casilo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/08/jawaari-xaalad.jpg)