Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi oo ka hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland ayaa sheegay in Puntland ku filan tahay caddowga Alshabaab oo ay awood u leedahay inay iska celiso.
Isagoo ku sugan maghaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta ayaa ku dooday in kunwiil ee lasoo hubeeyay ay isaga filan tahay Puntland.
DHAGEYSO CODKA JEN. CADDE MUUSE
Wadani.com