Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Jibriil mise Juuni dollar ah ! [Qormo kooban]

    Jibriil mise Juuni dollar ah ! [Qormo kooban]

    July 31, 2016Updated:July 31, 20162 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Jibriil Ibraahim Cabdulle, madaxa hay’adda Cilmi-baarisa iyo wadatashiga ee CRD, wuxuu ka mid yahay musharrixiinta

    u taagan xilka Madaxweynenimada Soomaaliya. Haddaba dad badan ayaa waxay isweydiin karaan waa kuma Jibriil Ibraahim Cabdulle?

    Waa aqoonyahan edeb badan, qunyar socod ah, kana tirsan bulshada rayidka ah , raadadkiisa wax qabadna dadka badankiis arkaan waana tan ay ugu riyaaqeen hamhamta musharraxnimadiisa aan weli la shaacin.

    Inta iiga aqoon badani waxa ay ku sifeeyaan Md Jibril Macallin Ibrahim Abdulle shaqsi karti badan, Leh mawhiba hogaamineed , Hadal yaqaan taxadar badan, Geesi ku fiican Go’aan qaadashada, Galaangal u leh qeybaha kala duwan ee Mujtamaca , Khibrad iyo waaya aragnimo ku filan u leh la tacaalidda mushkiladaha ku gaamuray dalka iyo dadka Somaliyeed, Ballamada ku fiican oo aan Ballan-fur aqoonin, Cilaaqaadkiiisa dibadeedna waa mid lagu cowryo!!

    In badan oo aan la sheekeystay waxa ay ii muujiyeen in la joogo xilligii Md Jibriil iyo kuwa la jaadka ah ee maskax- maalka ehi hogaanka talada loo igman lahaa .

    Lkn waxa ay shakki ka muujiyeen dhaqammada sanadahaan ee jawaanada dollarka ah Lagu xaraashayo duqowda, d’ayarta iyo qeybaha kale ee bulshada taas oo loo arko caqabada ugu adag ee horgudban soo ifbixidda kaaha kawaadir wax ku ool ah oo dalka ka saarta silica iyo saxariirta siyaasadeed, dhaqaale , dhaqan iyo diimeed.

    Qalinkii: Wariye Cabdullaahi Khadar

    Doorashada 2016 Jabriil mise Juuni Doolar Jibriil Ibraahim Cabdule Musharax madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka taqaan Saraakiisha Ajnabiga ah ee Muqdisho ka ugaarsatada jirka is-miidaamiyeyaasha..?!
    Next Article FaahFaahin: Gaari miineysan oo ku qarxay degmada Waaberi, magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo