Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Jubbaland oo dalbatay inuu Farmaajo uu wareejiyo dhammaan Taliska Ciidamada, Shuruudna ku xirtay…

    Jubbaland oo dalbatay inuu Farmaajo uu wareejiyo dhammaan Taliska Ciidamada, Shuruudna ku xirtay…

    May 2, 2021Updated:May 2, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Jubbaland ayaa dalbatay in Maxamed C/llaahi Farmaajo ay tahay inuu dhammaan wareejiyo awoodda iyo taliska ciidamada, kadib markii uu sheegay inuu wareejiyo amniga doorashada.

    Wasiirka warfaafinta Jubbaland Eng. Cabdi Xuseen ayaa sheegay inaan la aamini karin Farmaajo inuu sii heysto taliska ciidamada iyadoo ciidamada is hor fadhiyaan oo xabbad ka dhacday caasimadda Muqdisho.

    “Waa inuu wareejiyo Taliska ciidamada si buuxda Ra’iisal wasaaraha, si ay nabaddii u soo noqoto haddii taasi aysan dhicin waa gacan gadaal ka laaban, lamana aamini karo, waana la ogaa wixii madaxwyenuhu sameynayay.. Doorashadu waa ka darran Nabaddii Xamar mar haddi uu dhiig daatay waxaa u furneyd waxay ahayd inuu si buuxda u wareejiyo awoodda..” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Maamulka Jubbaland.

    Wuxuu sheegay wasiirka in Ra’iisal wasaaraha aanu heshiis geli karin, haddii aanu gacanta ku heyn ciidamadii, arrimaha taaganna ay ka mid ahaayeen ciidamada lagu daabulay Gobolka Gedo, dhibaatadda ka taagneyd Gobolka Hiiraan iyo arrinta Xamar oo hadda taagan.

    “Sidee heshiis u galayaa Ra’iisal wasaaraha haddii uusan gacanta ku heyn ciidamada lagu daabulay Gobolka Gedo, Beledweyne waxa ka taagan… Xamar ayey hadda ka jirtaa, mana awoodi doono Ra’isal wasaaraha inuu kala qaado ciidamada.. Meel aana amni ahayd oo Ra’iisal wasaaruhu amniga gacanta ku heyn kama soo qeyb geleyso Jubbaland” ayuu mar kale yiri Wasiirka Warfaafinta Jubbaland.

    Doorashada Farmaajo Jubbaland Maxamed Xuseen Rooble Muddo kororsi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo Baaq cusub u soo diray Saamileyda siyaasadda Soomaaliya
    Next Article Dowladda Mareykanka oo ku dhawaaqay inay Soomaaliya ka taageerayo qabashada Doorashada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo