Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kacdoon looga horjeedo ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo ka dhex bilowday Xildhibaanada Baarlamaanka

    Kacdoon looga horjeedo ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo ka dhex bilowday Xildhibaanada Baarlamaanka

    November 12, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay dib u soo noolaaneyso xiisadii dalalka safka hore iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib qeylo dhaan ka timid Gobolka Gedo oo ku saabsan dhul balaarsi ay Kenya ka wado degmada Buuloxaawo ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka waxay bilaabeen kacaan cusub oo ku saabsan in ciidamada Kenya laga saaro dalka.

    Gudoomiye ku xigeen guddiga arimaha guduha Baarlamaanka Soomaliya Daahir Amiin Jesow ayaa ku doodaya ciidamada Kenya iyo Itoobiya aysan sharciyad ay ku joogin dalka Soomaaliya ayna dano gaara ka leeyihiin dalka iyadoo Baarlamanakii hore iyo kan hada jirana aysan ogolaansho ka heysan inay soomaaliya soo galaan.

    Wuxuu intaas ku daray in Baarlamaanka Soomaaliya laga doonayo inuu soo saaro qaraar ku saabsan in ciidamada Kenya laga saaro Soomaaliya, mar hadii ay dhul boob ku hayaan dalkeena aanay suuragal ahayn inay na difaacaan.

    Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabooyin dhowr ah oo shaki gelinaya danaha u qarsoon ee ay Soomaaliya la leedahay, waxayna dhinac ka sheegatay Badda Soomaaliya oo dacwad ka furan tahay maxkamada cadaaladda adduunka, dhinaca kale waxay Derbi ka dhiseysaa xuduudka Soomaaliya iyadoo gudaha u soo gashay dhulkii xuduudka beenaadka ahaa, halka dhinaca kale ay saaxiib la tahay maamulda iyo dowladda Federaalka oo ciidamadeedu ka mid yihiin AMISOM.

    Waxaa isa soo taraya kacdoon ay wadaan xildhibaanada Baarlamaanka oo mar kale dhibaato weyn ku keenaya xiriirka mugdigu ku jiro ee dowladda Kenya iyo Soomaaliya, iyadoo xukuumadda iyo madaxtooyada ay u soo baxday shaqo kale oo ah inay difaacaan Kenya si aanu xiriirku u xumaan.

    Wadani.com

     

    Baarlamaanka Derbi Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFight Between Rival Al-Shabab Factions Kills 9
    Next Article DHAGEYSO: Golaha wasiirada oo dood kulul ka yeeshay Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo