KASHIFAAD: 3 Xaqiiqo oo ku Qarsoon Warbixintii Wasaaradda Amniga & Qarxintii xarunta Gobolka

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka bishan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir oo sababtay inay ku dhintaan 9 mas’uul oo ka tirsanaa maamulka Gobolka iyo Guddoomiye C/raxmaan Yariisow. Warbixintan inkastoo aysan wax badan oo cusub soo kordhin, haddana waxay ahayd mid … Continue reading KASHIFAAD: 3 Xaqiiqo oo ku Qarsoon Warbixintii Wasaaradda Amniga & Qarxintii xarunta Gobolka