Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»KASHIFAAD: Been abuur laga faafiyay Shir Madaxeedka IGAD ee Muqdisho [Magacyo & Sawirro]

    KASHIFAAD: Been abuur laga faafiyay Shir Madaxeedka IGAD ee Muqdisho [Magacyo & Sawirro]

    September 13, 2016Updated:September 13, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir madaxeedka IGAD ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta beri ah ee Talaadada 13-ka September, iyadoo magaaladu ku jirto diyaargarowgii ugu danbeeyay.

    Waxaa soo baxay caawa qoraal lagu faafiyay  baraha bulshada, kasoo lagu sheegayo in shirkii madaxeedkii IGAD dib loo dhigay, qoraalkaas oo dad badan ay sii faafiyeen wuxuu asalkiisu ka yimid nin lagu magacaabo Cali Yare Cali.

    HOOS KA AKHRI WARKA UU FAAFIYAY CALI YARE

    cali-yare-igad

    F.G. Qoraalka sare waxaa laga saaray Facebook saacad kadib markii la soo dhigay 

    Qoraalka oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay xaqiijisay inuu been ahaa ayaan dib u baarnay shaqsiya uu ka yimid, qoraalka waxaa markii ugu horeysay lagu arkay barta uu Facebook ku leeyahay nin lagu magacaabo Cali Yare Cali, ninkan oo qurbe joog ah, horena ciidamada Nabadsugidda u xireen arrimo noocan oo kale ah lama oga ujeedkii uu ka lahaa. Waxaa kaloo dadka qoraalkaasi daqiiqado kadib isna bogiisa Twitter-ka ku faafiyay  Cumar Faaruuq Cusmaan oo hore u ahaa xoghayihii NUSOJ, weliba u dooda inuu xilkaasi hayo.

    Cali Yare Waxaa dhacday inuu qoraalkaasi iyo warkiisii uu ka saaray bartiisa Facebook saacad kadib markii uu warkaasi faafiyay, isla markaana dad badan faallooyin ay ka bixiyeen, waxaana loo arkaa fal ka baxsan mucaaradnimada iyo siyaasadda.

    CUMAR FAARUUQ OO FAAFIYAY QORAALKA BEEN ABUURKA AH

    cumar-faaruuq-igad

    https://twitter.com/OmarFarukOsman/status/775416563277127681

    Wasaaradda arrimaha dibadda oo mas’uuliyiin ka tirsan aanu la xiriirnay ayaa xaqiijiyay inay been abuur yihiin wararka ay faafiyeen shaqsiyaadka aan kor ku sheegnay, waxaana ay jawaab ahaan Wasaaraddu u soo qortay bar hashtag ah oo wararka shirka IGAD ee Muqdisho lagala socdo.

    #IGAD Summit in #Mogadishu, Somalia's capital.#الصومال #Somalia
    Join us via the hashtag #IGADMog2016 pic.twitter.com/ETr9E09OkS

    — Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@MOFASomalia) September 12, 2016

    SAWIRRADA QABANQAABADA SHIRKA

    igad-xamar

    igad-mogadishuigad-mogadishu2igad-mogadishu3igad-mogadishu4
    Wadani.com

    Been abuur Cali yare Cumar Faaruuq IGAD Muqdisho Shirka IGAD Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLama filaankii Madaxweyne Ordogan ee Muslimiinta munaasabadda Ciidul Adxaa
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Muqdisho oo maanta marti gelineysa Shir madaxeedka IGAD

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo