Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»KASHIFAAD: Akhriso Afar arrimood oo Sababay inuu Guuldarreysto Musharixii Mucaaradka Ibraahim Isaaq Yarow

    KASHIFAAD: Akhriso Afar arrimood oo Sababay inuu Guuldarreysto Musharixii Mucaaradka Ibraahim Isaaq Yarow

    May 1, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo uu soo gabagabowday ololihii doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, xilkaasoo uu ku soo baxay musharixii xukuumadda Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sababihii uu ku guuldarreystay musharixii ay taageerayaan kooxda mucaaradka.

    Inkastoo Xildhbaan Ibraahim Isaaq Yarow uu ka mid ahaa Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyo xildhibaannadii hormuudka u ahaa mooshinka guddoomiyihii hore Prof. Jawaari ayaa markii danbe wuxuu noqday musharax ay wada taageereen xubnihii mucaaradka ku ahaa dowladda sida maamul Goboleedyada iyo kooxda Qabyo. [Akhriso]

    Haddaba waxaa halkan ku eegeynaa afar arrimood oo keenay inuu guuldarreysto Musharax Ibraahim Yarow:-

    1- SHAQSIYADDA MUSHARAXA

    Arrinta ugu weyn ee saameynta ku yeelatay musharaxa ayaa ahayd iyadoo Ibraahim Yarow lagu tilmaamo nin aan deganeyn oo hab dhaqankiisu yahay mucaadad dood badan oo xildhibaanno badan shaki ka muujiyeen inuusan hoggaamin karin Baarlamaanka Federaalka.

    2- OLOLAHA XUKUUMADDA & MADAXTOOYADA

    Arrinta labaad ee keentay nuu fashilmo Musharaxa ayaa ahayd isagoo wajahay olole xoog leh oo ay ku jireen xukuumadda iyo Madaxtooyada oo watay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Maxamed Mursal, isla markaana musharixiintii kale la siiyay balanqaadyo u badan xilal kala duwan.

    2- MUCAARAD AAN WADA SOCON

    Taageeraasha Musharaxa ayaa u badnaa kooxo aan iska war qabin, isla markaana wada socon oo kaliya  heshiis ku ahaa inuusan xilka guddoomiyaha qaban musharaxa ay wataan madaxtooyada iyo xukuumadda. Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada K/Galbeed, Puntland iyo Jubbaland ayaan taageero badan ku lahayn Baarlamaanka iyadoo Shariif Xasan iyo kooxda Qabyo oo kaliya ay ka go’neyd taageerada musharax Ibraahim Yarow.

    2- KHUDBADII SHARIIF CABDALLA

    Khudbadii tanaasulka Musharax Shariif Maxamed Cabdalla waxay ahayd mid si weyn u taabatay musharaxa mucaaradka, isagoo xildhibannada ugu baaqay inay ka fiirsadaan qofka ay codka siinayaan, maadaama uu noqonayo Ku-simaha Madaxweynaha, loona baahan yahay inay taxadaraan. Arrintan ayaa loo qaatay inuu si toos ah uga digayo doorashada Ibraahim Yarow.

    GABAGABO

    Inkastoo arrimahaas oo dhan ay jireen, sababna u noqdeen inuu doorashada ku soo baxo musharax Maxamed Mursal, haddana Ibraahim Yarow wuxuu helay codad aan yareyn oo mararka qaarkood naxdin ku ahaa musharaxa kale iyo taageerayaasha xukuumadda.

    Wadani.net

    Baarlamaanka Doorashada Ibraahim Yarow Musharax Top Xildhbaan Ibraahim Isaaq Yarow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare & Wafdi la socda oo Shir Caalami ah uga qeyb galaya Magaalada Brussels ee dalka Belgium
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo Farriin soo diray [Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo