Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Beesha Shanaad oo lagu dulmiyay Aqalka Sare (Akhri Cadaallada hogaamiye Goboleedyada)

    KASHIFAAD: Beesha Shanaad oo lagu dulmiyay Aqalka Sare (Akhri Cadaallada hogaamiye Goboleedyada)

    October 26, 2016Updated:October 26, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday mid aan isu dheelitirneyn kadiba markii afar maamul goboleed ay doorteen xubnaha uga mid noqonaya Aqalkaasi.

    65% oo ka dhigan ayaa 35 xubnood ayaa ilaa iyo hadda loo doortay  Aqalka sare waxaana dhammaan kuraastaasi qaatay Beelahga waaweyn iyadoo beesha Shanaad aan xitaa hal kursi laga siinin.

    beesha-shanaadWaxaa la yaab leh in maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed oo beesha Shanaad ay si weyn u degan tahay haba yaraatee laga siin waayay hal kursi maamul waliba, taasi waxay caddeyn kale u tahay in madaxweynayaasha maamuladaasi Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan ay ku takri faleen xubnihii Aqalka sare ka soo gaaray maamuladooda.

    Akhri: Beesha Daarood oo isku fuuqsaday xubnaha Aqalka Sare (Akhri Shaxda)

    Axmed Madoobe wuxuu beehiisa Daarood siiyay shan xubnood oo Aqalka Sare u galay, isagoo saddexda xubnood ee kale u qeybiyay: Dir-Biyomaal, Cowrmale, iyo Digil/Mirifle-Dabarre.

    Shariif Xasan ayaa isna xuldhibaanadii Aqalka sare 7 ka mida siiyay beeshiisa Digil & Mirifle, waxaana hal xubin oo qura siiyay Dir-Biyomaal.

    Arrintan waxay keentay  in la is weydiiyo qaabka hogaamiyeyaasha maamulada dalka u qeybiyeen Aqalkiisa sare oo ilaa hadda aan lahayn sharci uu ku dhisan yahay, kadib markii dhinac la iska dhigay Dastuurka KMG ah oo ay ku caddahay in Aqalka sare lagu saleynayo Goboladii 18-ka ahaa ee dalka.

    Ma jirto cid u doodeysa Beeshan lagu dulmiyay awood qeybsiga oo  xubnaheedii ay isku fuuqsadeen hogaamiye maamul goboleedyo u sed buriyay beelahooda, xitaa Beesha Caalamka waxay xoog saartay qoondada haweenka iyadoo aan hoos u eegin beesha lagu tuntay xaqeedii.

    DHAGEYSO: Maxamed Cabdi Yuusuf : Jen. Gabre ayaa iga reebay Musharixiinta Aqalka Sare

    Sidoo kale siyaasiyiinta Beesha Shanaad iyo Odayaasha ayaa jiif dheer galay iyagoo aan marna laga maqlin dood iyo dacwad ku saabsan inay xaqooda u doodaan, waxayna ku fashilmeen inay dhaqdhaqaaq sameeyaan oo qaadacaan doorashada 2016 sida Dirta Waqooyi si ay culeys u saaraan Madasha iyo Beesha Caalamka.

    Beesha Shanaad ayaa hadda wax xubno ah ku lahayn Aqalka sare, waxaase rajo laga qabaa in xubin laga siiyo maamulka harsan ee Hirshabeelle, taasoo xitaa haddii ay dhacdo noqon doonta in 54 xubnood ay ku yeelato 1 xubin.

    Haddii Aqalka sare lagu qeybin lahaa nidaamka 4.5 waxay beesha shanaad ka heli lahayd 6 xubnood, laakiin waxaa cad in cadaaladda hoggaamiye goboleedyada ay ka liidato tii 4.5.

    Wadani.com

    Aqalka sare Beesha Shanaad Doorashada 2016 Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHarun Macruf: “Itoobiya saddex arrimood dartood ayay ciidamadeeda ugala baxeysaa Soomaaliya…”
    Next Article DEGDEG: Alshabaab oo la wareegay Degmada Tiyeglow & Barakicii ugu weynaa oo ka socda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo