Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»KASHIFAAD: Guddiga Joogtada ah ee Barlamanka oo Qodobo sharciyeed & Xil ka qaadis u diyaariyey Xeer ilaaliyaha

    KASHIFAAD: Guddiga Joogtada ah ee Barlamanka oo Qodobo sharciyeed & Xil ka qaadis u diyaariyey Xeer ilaaliyaha

    December 22, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka ayaa shirqool sharciyeed u diyaariyey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo dhowaan faraha la halay kiis xasaasi ah ah oo ku saabsan Qarandumis.

    Guddiga Baarlamaanka ayaa waxaa hareeyay cabasho iyo welwel uga yimid xildhibaanno ka badan 100 oo ka cabsi qaba inay saameyn ku yeelato codsiga xasaanad ka qaadista labada xildhibaan ee uu dalbaday xeer ilaaliyaha.

    Qoraal hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan (Jawaari) ayaa lagu soo bandhigay xadgudubka sharciyeed uu galay Xeer ilaaliyaha, waxayna arrintan bilow u tahay qorshe lagu doonayo in xilka looga qaado.

    Xogta ay heshay Wadani.net ayaa sheegeysa in Guddiga Baarlamaanka ay madaxweynaha ka dalban doonaan inuu xilka ka qaado Xeer ilaaliyaha guud, iyadoo aan loo baahan fadhiga Baarlamaanka, waxaana lag heystaa arrimo ay ka mid yihiin:

    1- Ku-takri fal awoodeed

    2- Magac-dil iyo xadgudub xildhibaanno aan dembi lagu heynin

    3- Baal maris sharciyada loo maro qaabka xasaanad ka qaadista xildhibaannada

    Arrimahan oo dhan ayaa imaanaya kadib markii xeer ilaaliyaha uu dalbaday in xasaanada laga qaado xildhibaannada kala ah: Xasan Macalim Maxamuud iyo C/saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan xildhibaannada, kuwaasoo uu xeer ilaaliyaha ku soo eedeeyay qarandumis iyo inay dowlado shisheeye u adeegaayeen.

    Xilka Xeer ilaaliyaha ayaa hadda u muuqda mid halis ku jira, iyadoo dacwadii C/raxmaan C/shakuur ay maxkamadda G/Banaadir sii deysay oo jug sharciyeed oo kale kasoo wajahday.

    Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa sharci iyo sharci darro kasoo horjeeda in xilalkooda ay halis galaan ama dembiyo lagu soo oogo, isagoo Baarlamaanka Soomaaliya uu taariikhda ku galay inuu diiday go’aankii maxkamadda sare.

    Axmed Cali Daahir Baarlamaanka Qarandumis Top Xasaanad Xeer ilaaliyaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Wasiirada Dastuurka Federaalka, Dowlad Goboleedyada & G/Banaadir oo ka furmay Garowe [Sawirro]
    Next Article XOG: Xildhibaanno & Siyaasiyiinta Mucaarad ah oo la yimid Ciidamo dheeraad ah & Gaadiid dagaal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo