Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»KASHIFAAD: Guddoome Taabit oo Shirkad Gaara ku wareejiyay Gaadiid & Warshado Turkigu siiyay G/Banaadir

    KASHIFAAD: Guddoome Taabit oo Shirkad Gaara ku wareejiyay Gaadiid & Warshado Turkigu siiyay G/Banaadir

    July 9, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Gobolka banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa Gaadiidka iyo Qalab loogu deeqay Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyay shirkad gaar ah.

    Wadani.com ayaa ogaatay in Guddoomiye Taabit uu heshiis qarsoodi ah la galay shirkad lagu magacaabo Kulmiye, taasoo uu ku wareejiyay Gaadiid dhisme ku dhow 50 iyo Warshado ay Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga siisay Maamulka Gobolka Banadir.

    Heshiiska oo aan wax tartan ah loo gelin, isla markaana ahaa mid aan loo soo bandhigin warbaahgnta iyo hay’adaha dowladda ee ku shaqada leh qandaraasyad ayaa la sheegay imn shirkadda Kulmiye ay ku shaqeysan doonto Qalabkan iyadoo maamulka Gobolka Banaadir laga siinayo khidmad joogto ah.

    Gudoomiyaha shirkadda Kulmiye Cabdulqaadir Abuukar Cumar Cadaan oo hore gacan-saar ula lahaa maamulka Gobolka banaadir, isla markaana dhisay qaar ka mida Wadooyinka Muqdisho ayaa ku guuleystay inuu Taabit Cabdi Maxamed heshiis qarsoodi ah la galo oo lagu wareejo Gaadiidka waaweyn ee dhismaha iyo Warshad casri ah oo sameysa alaabaha dhismaha.

    Shirkado waaweyn oo dhinaca dhismaha qaabilsan ayaa daneynayay Qalabkan haddiiba maamulka Gobolka Banaadir uukireynayo ama la iibinayo, laakiin wuxuu heshiiska oo dhan ku dhacay si hoose.

    Sababta keentay in Gaadiidka iyo Qalabka la siiyay Maamulka Gobolka Banadir lagu wareejiyo shirkad ganacsi ayaa lagu sheegay in G/Banaadir aanu heyn karin qalabkaasi, waxayna arrimahan oo dhami dhacayaan iyadoo gobolku baahi badan u qabo gaadiidka oo hore u qeyb weyn uga ahaa nadaafadda magaalada Muqdisho.

    Guddoomiye Taabit oo xilka hay bilooyin kooban, kana mida saaxiibta ugu dhow madaxweyne Farmaajo ayaa ku socda wadaddii guddoomiyeyaashii ka horeeyay isagoo durba ku dhaqaaqay tallaabooyin dhowr ah musuqmaasuq aanu ka marneyn, kuwaasoo qaarkood aan dhowaan idin soo bandhigi doonno.

    SAWIRRADA QALABKA TURKIGU SIIYAY G/BANAADIR EE LA WAREEJIYAY

    GOOBJOOGE.COM

    DAAWO SAWIRRO: Turkiga oo 52 Gaadiid iyo warshado yaryar ugu deeqay Maamulka Gobolka Banaadir

    C/qaadir Cumar Caddaan Gobolka Banaadir Shirkadda Kulmiye Taabit Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Kooxda Daacish oo lagala wareegay gacan ku haynta magaalada taariikhiga ah ee Mosul
    Next Article DAAWO: Xafladdii m/weynaha ku magacaabay guddiga taageerada ciidamada qalabka sida

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo