Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»KASHIFAAD: Halkee ka baxday Lacagtii Mushaarka shaqaalaha dowladda muddo lix bilood ah..?

    KASHIFAAD: Halkee ka baxday Lacagtii Mushaarka shaqaalaha dowladda muddo lix bilood ah..?

    November 3, 2016Updated:November 3, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mushaar la’aantii ugu ba’neyd ayaa heysata shaqaalaha dowladda iyo ciidamada kadib markii muddo lix bilood ah ay hadda ka maqan yahay mushaarka.

    Shaqaalaha dowladda ayaan wax mushaaar ah qaadan afartii bilood ee la soo dhaafay bilihii  July – October 2016, waxaa kaloo ka maqan laba bilood oo sanadkii hore ka mida oo la sheegay inaan la bixin.

    Akhri: KASHIFAAD: Imisa Bilood ayuu Mushaarku ka maqan yahay shaqaalaha Dowladda Soomaaliya..?

    Dowladda Soomaaliya waxaa bixinta  mushaarka shaqaalaha ka kaaba dowladdo ay ka mid tahay Turkiga iyo Baanka adduunka, laakiin waxaa bilihii ugu danbeeyay dhacday farsamo lagu waayay lacagihii shaqaalaha.

    xisaabiyaha-guud-df-2Mas’uulka arrintan loo aaneynayo ayaa ah xisaabiyaha guud ee dowladda  Axmed Yuusuf Muumnin (Siraaji) oo ah ninka qaadaya mas’uuliyadda oo dhan arrimaha soo socda dartood.

    • Waxaa xilka loo magacaabay 11 July  2015, isagoo muddo xilkaas ku shaqeynayay kadin.
    • Xisaabiyaha guud waa ninka xisaab celiya kharashka dowladda, isla markaana diyaariya bixinta kharashaadka dowladda.
    • Xisaabiye Siraaji wuxuu madaxtooyada kula heshiiyay inuu wixii kharash ah u maamulo sidii loogu weecin lahaa madaxweynaha.
    • Xisaabiyaha guud ayaa lacagihii bilihii ugu danbeeyay ee ka soo xarooday dekadda Muqdisho u weeciyay ololaha doorashada 2016 ee madaxweynaha.
    • Xisaabiyaha guud ayaa khidmado ka hela shaqadan uu heshiiska kula yahay madaxtooyada.

    Arrimahan oo dhan waxay keeneen in hantidii dowladda iyo kharashaadkii loogu talogalay laamaha dowladda ay meel qura ku arooraan, lana waayo kharashkii kale oo mushaarku ka mid yahay.

    Xisaabiyaha guud ee dowladda ayaa hore u difaacay qaabka loo bixiyay Miisaaniyada dowladda ee sanadihii 2014 iyo 2015, markii uu khaladaad badan iyo lacago maqan soo saaray hanti dhowrka guud.

    HOOS KA AKHRI QORAALADII AY ISWEYDAARSADEEN LABADA MAS’UUL & QAABKA UU U SHAQEEYO XISAABIYAHA GUUD

    http://goobjooge.com/xisaabiyaha-guud-oo-u-jawaabay-hanti-dhowrka-guud-ee-qaranka-akhriso-dokument-dagaalka-miisaaniyadda-2014/

    WAXAA DHACDA IN MUSHAAR AMA KHARASH KALE LOO DIIWAAN GELIYO IN LA BIXIYAY BALSE AY DHACDO INAAN LA BIXIN…. AKHRI QORAALKA HANTI DHOWRKA EE MIISAANIYADII HORE

    http://goobjooge.com/xog-hanti-dhowrka-guud-oo-shaaciyay-inaysan-dowladda-federaalka-ku-dhaqmin-miisaaniyad-sanadeedkii-2014-akhriso-dokument/

     

    hanti dhowrka Misaaniyadda Mushaarka shaqaalaha Musuq Top Xisaabiyaha guud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWar la yaab leh oo kasoo yeeray Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid [DHAGEYSO]
    Next Article Wafdi ka kooban Musharixiin caan ah & Wasiiro oo maanta tegay Magaalada Jowhar [Magacyada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo