Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»KASHIFAAD: Heshiis Somaliya la gashay shirkad Turki ah oo la joojiyay & Wasiir xilkiisa ku waayay

    KASHIFAAD: Heshiis Somaliya la gashay shirkad Turki ah oo la joojiyay & Wasiir xilkiisa ku waayay

    December 11, 2015Updated:June 1, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    U GAARA GOOBJOOGE.COM: KASHIFAAD: Heshiis Somaliya la gashay shirkad Turki ah oo la joojiyay & Wasiir xilkiisa ku waayay

    Heshiis ay hore dowladda Soomaaliya ula gashay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa socon waayay kadib markii fadeexad ku timid wasiirkii heshiiskaasi saxiixay taasoo sababtay in markii dambe xilka laga xayuubiyo.

    Heshiiskan ayaa ku saabsanaa Koontaroolka iyo huntinta tayada alaabada iyo shixnadaha kasoo dega garoomada iyo dekadda dalka ee dibadda laga soo dhoofiyo, waxaana xukuumadda Soomaaliya u saxiixay wasiirkii Ganacsiga Soomaaliya ee dhowaan xilka laga qaaday isagoo shirkad lagu magacaabo PGM u saxiixay howshan.

    Wasiirka Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan ayaa la sheegay inuu shirkaddan Turkiga ka qaatay lacag dhan 300 kun oo doolar, isagoo u balan qaaday inuu heshiiskan meel marinayo isla markaana la xaalayo madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

    Shirkaddan ayaa ku dhaqaaqay tababar ay siisay shaqaale dhowr ah oo Muqdisho ay ka qaadatay, waxayna sidoo kale seminaaro ku qabatay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Cumaan, laakiin waxaa markii danbe xukuumadda Soomaaliya ay joojisay heshiiskan.

    Shaqaalaha Shirkadda ee la tababarray Mogadisho
    Shaqaalaha Shirkadda ee la tababarray Mogadishu

    Dowladda Soomaaliya ayaa heshiisyo aan tiro lahayn la gasha shirkado shisheeye kuwaasoo aan marna baarlamaanku ansixin, qaarkoodna ku kooban yihiin wasiirada kaliya oo dhaqaale gaar ku qaata. Baaritaan ay Wadani.com ku sameysay shirkadda heshiiska lala galay ayaa caddeeyay in shirkaddan aanay ka howl gelin 40 dal, oo kaliya website-keeda 00 waqti kooban dhisan ay ka muuqdaan oo kaliya dalalka Aljeriya iyo Raashiya oo aanay jirin wax shaqo ah oo ay ka heyso.

    AKHRISO ARRIMO LA XIRIIRA:

    1. Wasaaradda Ganacsiga oo soo saartay farriin muhiim ah oo ku socota Ganacsatada Soomaaliyeed

    Wadani.com

    FADEEXAD Ganacsiga Heshiis Top Turki Wasiirka Ganacsiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSarkaal ka tirsan Sirdoonka dowladda Itoobiya oo lagu dilay Magaalada Hargeysa
    Next Article AMISOM oo diyaarisay xarumihii la dejin lahaa ciidamo Itoobiyaan ah oo la geynayo Magaalada Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo