Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, July 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Tooshka GJ»KASHIFAAD: Laba Wasiir oo jebiyay rikoorka shaqaaleynta ku dhisan qaraabo-kiilka!

    KASHIFAAD: Laba Wasiir oo jebiyay rikoorka shaqaaleynta ku dhisan qaraabo-kiilka!

    December 15, 2014Updated:February 3, 20152 Mins Read Tooshka GJ
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Khaalid Cumar Cali & C/llaahi Goodax Barre
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan fadeexado isugu jira ku takrifal awood iyo musuqmaasuq kadib baaritaan hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo Xeer ilaaliyaha ku sameeyeen wasiiro iyo hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xogta ay Wadani.com heshay ay sheegeysaa in laba ka mida wasiirada xukuumadda kalsoonida ka weysay Baarlamaanka Soomaaliya 6-dii Bishan ay noqdeen kuwa ugu badan ee ku takri falay awooda wasaaradihii loo dhiibay.

    Khaalid Cumar Cali & C/llaahi Goodax Barre
    Khaalid Cumar Cali & C/llaahi Goodax Barre

    Labadan wasiir waxay kala yihiin:

    1. WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA IYO FEDERAALKA C/LAAHI GOODAX BARRE:

    Wasiirkan oo safka hore uga jira wasiirada musuqa ugu badan lagu soo calaamadeeday, waxaa u wehliyay shaqaaleyn tiro la yaab leh oo wasaaradda arimaha gudaha uu ku soo daray intii uu wasiirka ka ahaa. Shaqaalaha caadiga ah ee uu qoray intii uu wasiirka ahaa kuna meeleeyay wasaaradiisa waxaa lagu qiyaasay in ku dhow 60 qof, tiradaas 40 ka mida waxaa lasoo weriyay inay yihiin kuwo ay jufo hoose isku yihiin.

    C/llaahi Goodax oo ka mida wasiirada taageeray madaxweynaha waxyaabaha lagu xasuusan doono waxaa ka mida inuu xoghaye katirsan maamulka Gobolka Banaadir u magacaabay nin walaalkiis ah, wuxuu kaloo la-taliyeyaal isaga uu leeyahay u magacaabay 4 ruux oo ay isku beel yihiin, waxaa kaloo aan qormadan quseynin musuqmaasuqa iyo dhinaca leexsiga deeqaha loogu talogalay gobolada dalka.

    2. WASIIRKA DHALINYARADA IYO ISBOORTIGA KHAALID CUMAR CALI

    Wasiirkan oo kaalin weyn ku leh dhismaha maamul goboleedka saddexda gobol ee Koonfur Galbeed, waxay xogta iyo baaritaanada tilmaameen inuu ku fogaaday shaqaaleynta beeshiisa, isagoo wasaarada uu maamulo intii uu yimid la sheegay inuu shaqaale u qoray in ka badan 30 xubnood, waxaana jira kuwo ka badan oo aan shaqaale la qaatay ahayn balse dulsaar ku ah kuwii hore.

    Wasiir Khaalid marka la eego agaasimyaasha wasaaradiisa inta badan waa kuwo uu isagu dib ka magacaabay, waxaana lagu tiriyaa inay  wasaaradu noqotay mid beeleed. Waxay kaloo baaritaanadu sheegayaan inuu jiro xarun uu sameeyay oo tababaro bixisa si shaqsi ahna uu isagu u maamulo.

     

     

     

    Goodax Barre Khaalid Cumar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIsbedel ku yimid magacaabista Ra’iisal wasaaraha & Cumar C/rashiid oo Muqdisho ku soo jeeda
    Next Article Muxuu Madaxweynuhu ku doortay Cumar C/rashiid? –Akhri shan qodob oo xasaasi ah–

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo