Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»KASHIFAAD: Maxaa keenay is-casilaadda Taliyaha Ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen. Cirfiid..?

    KASHIFAAD: Maxaa keenay is-casilaadda Taliyaha Ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen. Cirfiid..?

    October 13, 2017Updated:October 13, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar fara badan oo is khilaafsan ayaa kasoo baxay is-casilaadda Taliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo shalay looga dhawaaqay shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.

    Dabagal ay ku sameysay shabakadda Wadani ayaa lagu ogaaday Taliyaha ciidamada Milateriga Jen. Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) ay isku dhaceen Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay suuragal noqon weysay inay wada shaqeeyeen.

    Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in Jeneraal Cirfiid iyo Ra’iisal wasaare Kheyre ay isku qabteen arrimo ku saabsan dib u habeynta ciidamada iyo iyo maareynta dhaqaalaha ku baxa ciidamada milateriga Soomaaliya.

    Waxaa xusid mudan inaan la ogeyn tirada saxda ah ee ciidamada milateriga oo lagu sheego inay gaarayaan 30-kun askari, waxaana suuragal noqon weyday in la helo tiro sax ah oo mushaar la siiyo markii ay soo baxeen ciidamo been abuur ah oo fara badan, waxaana loo saaray guddi soo xaqiijiya ciidamada milateriga.

    Wasiirka Gaashaandhigga ee is casilay iyo Taliye Cirfiid ayaa in muddo ah isku heystay maamulka dhaqaalaha ciidamada ee saadka iyo mushaarka, taasoo qeyb ka ahayd is mari waa’ keenay in Taliyaha ciidamada xoogga dalka uu culeys ka soo wajaho Ra’iisal wasaare Kheyre oo marar badan farageliyay arrimaha ciidamada si loo hubiyo halka ay ku socdaan deeqaha, saadka iyo mushaarka ciidamada la siiyo.

    Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isku dayay inuu qanciyo Taliyaha is casilay, isagoo ka diiday inuu aqbalo is-casilaadiisa, laakiin Gen. Cirfiid ayaa ku adkeystay istiqaaladiisa oo markii dambe uu ku qasbanaaday madaxweyne Farmaajo, waxaana arrinta la wareegay Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo xulay Taliyaha cusub.

    HOOS KA AKHRISO QORAAL GOOBJOOGE HORE UGA SAMEYSAY KHILAAFKA WASIIRKA IYO TALIYAHA

    XOG: Khilaaf ka dhex taagan Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada Milateriga

    Kheyre Taliyaha ciidamada xoogga Taliye Cirfiid Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin laga qaadayo dalka Iiraan
    Next Article DEGDEG: Alshabaab oo la wareegtay Degaanka Bariire iyo ciidamadii dowladda oo ka baxay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo