Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Puntland oo siyaasi caan ah u soo sharaxday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamanka

    KASHIFAAD: Puntland oo siyaasi caan ah u soo sharaxday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamanka

    December 14, 2016Updated:December 14, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Garowe waxaa ka socda qorsheyaal siyaasiyiinta beelaha Harti ku doonayaan inay kula wareegaan hogaanka dowladda cusub ee Soomaaliya.

    Warar xog ogaal ah oo ay heshay Mareegta Wadani.com ayaa sheegaya in Puntland ay ay siyaasi caan ah u soo sharxeen jagada guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay lagu wado in aakhirka bishan ay dhacdo.

    Kulan Garowe ku dhex maray Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, C/weli Gaas, C/raxmaan Faroole iyo C/risaaq Cusmaan Xasan (Jurille) ayaa lagu go’aamiyay Prof. C/risaaq Jurille uu noqdo guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Jurille
    Xildhibaan C/risaaq Cusmaan Xasan (Jurille) Musharaxa guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

    C/risaaq Jurille waa ruug cadaa siyaasadeed iyo nin si weyn ugu dhex milnaa  dowladii hore ee Soomaaliya, waxaana magaciisa uu ku dhex jiraa fadeexado mashaariic dowladii hore ee Soomaaliya ka qaadatay Talyaaniga oo xilliyadan dambe la iloobay.

    Guddoomiyenimada Beesha Daarood ee Aqalka sare ayaan weli la isku afgaran iyadoo ay socdaan ololeyaal iska horjeeda oo beesha dhexdeeda ka socda sida musharixiin u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

    Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa ah Gole ku cusub awood qeybsiga dalka oo aan wax heshiis ah laga gaarin tirada guddoonka uu yeelanayo iyo sida beelaha kala duwan loogu qoondeynayo taasoo wax u dhimi doonta miisaanka awood qeybsiga beelaha 4.5 ee  hore loo ogaa.

    Wadani.com

    Aqalka sare C/risaaq Jurrile Garowe Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso : Kuraasta Aqalka hoose ee la kansalay Doorashadii ka dhacday Cadaado & Beelahooda
    Next Article DAAWO: Boorarka Xayeysiinta Musharixiinta Madaxweynaha ee macne la’aanta ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo