Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»KASHIFAAD QARXINTII SYL: Dagaal dhex maray Ciidamada & ilaalada Hotelka [5 xaqiiqo oo qarsooneyd]

    KASHIFAAD QARXINTII SYL: Dagaal dhex maray Ciidamada & ilaalada Hotelka [5 xaqiiqo oo qarsooneyd]

    September 1, 2016Updated:September 1, 20164 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xog cusub ayaa laga helayaa qarixii weynaa ee lala beegsaday  Hotelka SYL oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

    UGAARA GOOBJOOGE.COM

    Sida ay ogaatay Wadani.com falkan ayaa ahaa mid hore looga warqabay oo la ogaa, lana baajin karay, laakiin ay dhacday arrimo mugdi badan ku jiro iyo tuhun ah in Booliska Gobolka Banaadir aanu dooneyn inuu ka hortago.

    Xogta Wadani.com soo ururisay ee ku saasban qaraxan dhacay 30 kii Ogost 2016 hoos ka akhriso:

    ⇒ Xog sax ah oo laga helay Qaraxa

    ⇒ Far ku godan Booliska

    ⇒ Dabley isku dayday inay weerar ku gasho Hotelka

    ⇒ Dagaal dhex maray ilaalada hotelka iyo ciidamada dowlada

    ⇒ Mas’uuliyad darro

    Xog sax ah oo laga helay Qaraxa

    Falka Qaraxa ayaa la xaqiijiyay in xog fiican laga heystay oo weliba la ogaa  maalmo ka hor im la diyaariyay Gaari weyn oo qarax ka buuxo. sidoo kale maamulka Hotelka ayaa ka war hayay arrintan ma ahayn mid qarsoodi ah.

    Waxaa xitaa laga war hayay in gaariga uu ka imaan doono dhinaca sayidka, daqiiqado ka hor intii aanu qaraxa dhicin waxaa maamulka hotelka lagu wargeliyay gaariga UD-ga ah ee qaraxa geystay.

    Far ku godan Booliska

    Booliska Gobolka Banaadir iyo taliyihiisa ayaa lagu wargeliyay arrintan, laakiin halkii ay tallaabo dheeraad ah qaadi lahaayeen ayaa la sheegay inay beeniyeen xogta la helay oo ay ku doodeen inaysan waxba ka jirin wararka la faafinayo.

    Maamulka Hotelka SYL ayaa wax gacan ah iyo feejignaan dheeri ah ka waayay Booliska Gobolka Banaadir, kadib markii taliyaha qeybta gobolka lagu qancin waayay halista ku soo fool ah oo NISA la wadaagtay hotelka.

    Lama oga waxa keenay in taliska Booliska Gobolka Banaadir uu dhayalsado xogta ay bixisay NISA iyo codsiga maamulka Hotelka SYL, laakiin waxaa jira tuhunno badan oo saraakiisha Booliska ku godan.

    Dabley isku dayday inay weerar ku gasho Hotelka

    Waxyaabaha aan saxaafadda ka war helin ee dhacay waxaa ka mida in laba nin oo dabley ah ay isku dayeen isla markii uu qaraxa weyni dhacay inay gudaha u galaan hotelka, iyadoo aan la ogeyn waxa ay ahaayeen iyo halka ay ka yimaadeen.

    Mid ka mida dableyda ayaa ku dhaawacmay qaraxa oo gacanta uga go’day, halka dableydii kale ay toogteen ilaalada Hotelka oo maalintaas oo dhan heegan ku jiray, isla markaana si weyn isu diyaariyay.

    Dagaal dhex maray ilaalada hotelka iyo ciidamada dowlada

    Waxaa dhacday in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay isku dayeen inay galan hotelka, balse ay diideen ilaalada hotelka, taasoo keentay inay daqiiqado is rasaaseeyaan labada dhinac. Ciidamadan oo boolis ahaa waxaa gebi ahaan loo diiday inay galaan hotelka.!

    Ciidamo kale oo uu wato Taliyaha NISA Jeneral Gaafow ayaa markii dambe loo ogolaaday inay galaan Hotelka, arrintan oo soo shaac bixineysa xaaladda hay’adaha ammaanka dalka ku sugan yihiin.

    MAS’UULIYAD DARRO

    Xilliga waxani oo dhan dhacayaan ee lagu fashilmayo in Gaari xamuul ah laga celiyo jidka madaxtooyada hor mara, waxaa hotelka la ogyahay in lasoo weerari doono ku sugan wasiiro ka badan 7 oo uu ka mid yahay wasiirkii Amniga, Warfaafinta, Dekadaha, Wasiiru dowleyaal, xildhibaano ka badan 20 iyo mas’uuliyiin kala duwan.

    Waxaa hotelka joogay taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugidda iyo saraakiil darajo sare huwan oo laamaha Amniga ka mida, waxaase la yaab leh intaas oo dhan aanay keenin in taxadir dheeraad ah la galo si loo baajiyo ama loo yareeyo waxyeelada qaraxa.

    Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed iyo taliyaha Booliska Gen. Maxamed Sheekh waxay hotelka ka baxeen daqiiqo yar ka hor qaraxa. Laakiin waxaa mas’uuliyad darro ah in wasiirka Amniga oo xogtan iyo in ka badan og uu maalin kadib qaraxa saxaafadda ka eedeeyo mas’uuliyiinta hoteelada oo dusha u saaro inay ammaanka iyaga sugtaan.

    Akhri: DHAGEYSO: Wasiirka Amniga oo war yaab leh kasoo saaray Ammaanka Hoteelada Muqdisho

    Marka la isku soo xooriyo xaqiiqada ku xeerneyd qarixii ugu danbeeyay ee Hotel SYL lagu qaaday waxaa kuu soo baxaya in hay’adaha ammaanka dowladda aanay u diyaarsaneyn inay ka hortagaan qaraxyada noocan oo kale ah, ayna jiraan saraakiil aan daacad ahayn oo u baahan in wax laga qabto.

    Waxaa kaloo nasiib darro noqon doonta inaan waxba lagu qaadan khaladaadkii dhacay, sidii hore looga bartay hogaanka dalkana aan dib loogu noqon kuwii mas’uuliyadooda ka gaabiyay, waxna lagu qaadan wixii dhacay ee keenay in dad badan lagu waayo.

    BURBURKII UU GEYSAY QARAXII IS-MIIDAAMINTA EE HOTEL SYL 30 OGOST 2016

    FAAQIDAADDA GOOBJOOGE.COM

    Hotel SYL Hotelka SYL Qarixii SYL SYL Top Xaqiiqada Qaraxa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDabley hubeysan oo toogasho ku dishay Ganacsade, Magaalada Gaalkacyo
    Next Article Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay inuu xuduudka ka xirtay Koonfurta Soomaaliya..!

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo