Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Sanbaloolshe oo jagadii Safiirnimo ka doortay Xildhibaan: Sidee uga baxay kooxdii Damujadiid.?

    KASHIFAAD: Sanbaloolshe oo jagadii Safiirnimo ka doortay Xildhibaan: Sidee uga baxay kooxdii Damujadiid.?

    November 25, 2016Updated:November 25, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa mar qura la arkay isagoo olole ugu jira inuu ka mid noqdo xildhibaanada Aqalka hoose ee Doorashada 2016.

    Safiirkan ayaa ka mida mas’uuliyiin iyagoo aan xilka wareejin galay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo cusub, waxaana xogta ay heshay Wadani.com sheegeysaa in Mudane Sanbaloolshe uu taageerada kala noqday Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damujadiid.

    sanbaloolshe1Sanbaloolshe ayaa si weyn u diidanaa xilka safiirnimo ee Turkiga isagoo sheegay inuusan ahayn xil wax faa’iido ah ka helin, wuxuuna go’aansaday inuu iskiis uga tago xilkaasi oo dowladda Cusub la qabsado.

    C/llaahi Sanbaloolshe ayaa marar badan ku qancin waayay madaxweyne Xasan Sheekh in dib loogu magacaabo xilka agaasimaha Nabadsugidda ee NISA, taasoo keentay inuu ku biiro taageerayaasha Cumar C/rashiid oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya.

    Madaxtooyada Soomaaliya iyo kooxda Damjadiid ayaa si weyn uga horjeeday inuu Sanbaloolshe noqdo xildhibaan, waxayna isku dayeen inay tartanka ka reebaan, taasoo socon weyday, kadib markii uu taageero ka helay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.

    Musharixii la tartamayay C/llaahi Sanbaloolshe oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo taageer ka heystay madaxtooyada ayaa loo diiday inuu galo xaruntii doorashada, taasoo keentay in Sanbaloolshe ku soo baxo kursiga.

    Safiirka Soomaaliya ee Turkiga  oo hadda ka mida xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa gacanyare u ah musharax Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, isagoo qeyb ka ah ololaha Doorashada Cumar C/rashiid.

    Wadani.com

     

    Qorshaha Sanbal

    C/llaahi Sanbaloolshe Damujadiid Doorashada 2016 Jowhar Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUgaaska Beesha Gaaljecel oo ka hadlay Kursi si been abuur ah lagu boobay Magaalada Kismaayo
    Next Article Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Baydbaba & Beelaha ay ka soo jeedaan (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo