Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»KASHIFAAD: Sidee Xasan Sheekh uga Dakhli batay Madaxdii hore ee Mareykanka iyo Ingiriiska? [Akhriso]

    KASHIFAAD: Sidee Xasan Sheekh uga Dakhli batay Madaxdii hore ee Mareykanka iyo Ingiriiska? [Akhriso]

    July 19, 2017Updated:July 19, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore meel mariyay miisaaniyad sanadeed uu yeelanayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Dakhliga Bishii ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u qoondeysay Dowladda Soomaaliya ayaa ah $40,000 oo Doollarka Mareykanka ah Bishiiba, iyadoo kharashkaasina uu yahay mid loo qoondeeyay isaga, qoyskiisa, safarradiisa iyo ammaankiisa.

    Sanadkii waxaa ay noqoneysaa $480,000 oo Doollarka Mareykanka ah,waxaana uu ka badan yahay ama laba iyo saddex jibaarmaa Madaxdii hore ee dalalka dunida ugu dhaqalaha badan sida Mareykanka, Ingiriiska iyo Canada.

    Obama waxaa uu Sanadkiiba howlgabnimadiisa ku qaataa  $207,800 oo Doollarka Mareykanka ah, halka Ra’isal wasaarihii hore ee UK, David Cameroon miisaaniyaddiisa sanadlaha ah ee ay dowladda siiso dhan tahay £75,000  oo ku dhow ($100,000) oo Doollarka Mareykanka ah. Ra’iisal wasaarayaasha dalka Kanada ayaa markii ayaa markii ay xika ka degaan sanadkii hela lacag dhan $105,000.

    Markii aan eegno Qaarada Afrik dalka Kenya waxaa weli nool labadii madaxweyne ee ugu danbeeyay dalkaasi Daniel Arap Moi iyo Mwai Kibaki, waxayna dowladda dalkooda ka helaan markii ay xilka ka degaan kadib lacag dhan 74 Milyan oo Shillinka Kenya ah, taasoo ka badan $700,000 marka la eego qaraar uu ansixiyay Baarlamaanka Kenya December 2016, markaas oo la kordhiyay kharashkooda 15%, iyadoo hore u qaadan jiray $600,000. Waxay labalaab ka lacag badan yihiin madaxweynaha xilka haya ee Uhuru Kenyatta.

    Madaxda dunida ayaa inta badan markii ay xilka ka tagaan xaq u yeesha kala bar mushaarkii ay hore u qaadan jireen, iyadoo marka aya gaaraan da’da howlgabkana ay helaan lacag aad uga yar taas.

    Khaladaadka ku jira qoondada madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laga yaabaa inay ka mid tahay arrimaha ammaanka oo la qiimeeyay, halka ay ahayd dowladu ammaankiisa sugto iyo arrimo badan oo isku qasan, mana jiraan wax faafhaahin ah oo laga bixiyay, inkastoo la filayo in xildhibaanada Baarlamaanka ay arrintan ka hadlaan.

    Ma cadda qaabka lagu saleeyay kharashka loo qoondeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, iyadoo la ogyahay inuu xubin ka yahay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xasan Sheekh wuxuu hadda ku nool yahay dalalka Tanzania iyo Turkiga oo xaasaskii uu kala dejiyay inuu madaxweynaha ahaa.

    Wadani

    Golaha wasiirada Lacag loo qoondeeyay Xasan Sheekh Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDil uu geystay Askari Somali-American ah oo xiisad ka dhex dhaliyay Mareykanka & Australia
    Next Article Ma-gafeyaal lagu qabtay K/Suudaan oo laga soo dejiyay Muqdisho [Akhriso Magcyada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo