Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»KASHIFAAD: Waa kuma Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Soomaaliya..? (Ma Itoobiyaan baa mise Somaliland..?]

    KASHIFAAD: Waa kuma Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Soomaaliya..? (Ma Itoobiyaan baa mise Somaliland..?]

    March 22, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ra’iisal wasaare ku xigeenkiisa u magacaabay nin sharci yaqaan ah oo siyaasadda ku cusub oo warar kala duwan kasoo baxayaan xaaladiisa

    Haddaba waxaan dib u eegeynaa shaqsiyadda iyo taariikhda ra’iisal wasaare ku xigeenka magacaaban eee xukuumadda Soomaaliya Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed oo kasoo jeeda Soomaalida muddo dheerna kasoo shaqeeyay Zoonka Shanaad ee Itoobiya.

    Avv. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) wuxuu markii ugu danbeeyay ka tirsanaa xisbiga UCID ee maamulka Somaliland isagoo saaxiib la ah guddoomiyaha ururkaasi Feysal Cali Waraabe oo u magacaabay xubinta xisbiga UCID ee Guddiya Doorashooyinka Somaliland xilkaasoo uu yahay ilaa iminka.

    Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..?

    Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa.

    Taariikhdiisa waxbarasho:

    Waxa uu waxbarashadiisii Hoose/dhexe ku soo qaatay dalka Ethiopia, gaar ahaan magaalada Adis ababa.

    Sanadkii 1996-1999: Waxa uu galay kulliyada sharciga ee ‘Ethiopian Civil service collage’ isagoo ardaygii ugu sareeyay kulliyadda.

    2008: waxa uu diyaariyaa shahaadada sare ee Master-ka ka qaatay jaamacad ku taal dalka koonfur Africa, kuna takhasusay xeerka  dhaqaalaha caalamka, xeerka caalamiga ah iyo baarista sharciga.

    Waayo aragnimadiisa shaqo:

    Ku-simaha xafiiska Caddaalada ee Gobolka Shanaad ee Somalida Ethiopia.

    November 1999 — march 2001: Madaxa ciqaabta iyo Madaniga Somalida Ethiopia.

    November 1998 — 1999: Xeer ilaaliyaha kiisaska ciqaabta Somalida Ethiopia

    January 1999 — March 1999: La-taliye sharciga ee Gudida diyaarinta sharciyada ee kilinka Shanaad ee dalka Ethiopia.

    April 1999 — March 1999: Xeerka Ganacsiga ee thiopia ayuu u tarjumay Af Soomaali.

    August 2000 — October 2000: Tababarre xeerka ciqaabta ah.

    November — December 2001: Waxa uu tarjumay xeerka Naas-nuujinta.

    February — March sanadkii 2002: La-taliye sharci wasaarada Cadaalada.

    2002 — 2004: Wuxuu aasaasay Kulliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeysa.

    Bishii June — October 2004: Waxa uu diyaariyay xeerka Ganacsiga Somaliland.

    2002 — 2005-tii Wuxuu noqday La-taliyihii sharciga Guddiga Doorashooyinka Somaliland

    2003 — 2008: Wuxuu la soo shaqeeyay  Hay’da UNDP gaar ahaan Barnaamijyadeeda Maamul wanaaga iyo meelmarinta sharciga.

    2008 wixii ka danbeeyay wuxuu macalin ka ahaa kulliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeisa.

    2008 – Xisbiga UCID ayaa u magaabay xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Somaliland

    March 2017: Waxaa loo magacabaay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Wadani.com

    Avv. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Ra'iisal wasaare ku xigeen Wasiirada cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCAAWINAAD loo dalbanayo Hooyo tabaaleysan oo saddex caruur ah ku dhashay wado dhexdeed [Sawirro]
    Next Article Odayaasha Beesha H/Gidir oo Go’aan cajiib ah ka qaatay Xukuumadda cusub ee Xasan Cali Kheyre [DHAGEYSO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo