Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Kenya oo ku eedeysay Ciidamada dowladda (SNA) inay ku lug lahaayeen weerarkii Ceelcade

    Kenya oo ku eedeysay Ciidamada dowladda (SNA) inay ku lug lahaayeen weerarkii Ceelcade

    January 31, 20162 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baaritaan dowladda Kenya ku sameyneyso weerarkii Ceelcade, Gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya lagu qaaday ciidamadooda ka tirsan AMISOM oo qasaare weyn ka soo gaaray ayaa dhaliyay su’aalo dhowr ah oo si toos ah ugu eedeynaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliye ee halkaas ku sugnaa inay lug lahaayeen weerarka Alshabaab soo qaaday.

    Sida uu qoray wargeyska Standrard Guddiga baarista ciidamada Kenya waxay is weydiiyeen su’aalo si toos ah u tuhmaya ciidamada Soomaalida ee ku sugnaa xero ku dhow xerada ciidamada Kenya lagu laayay oo iyagu isaga baxay goobtaasi intii aanu weerarku dhicin saacado yar ka hore.

    Su’aalaha guddiga baarista ay raadinayaan waxaa ka mida:

    1. Weerarka ku bilowday xaruntii isgaarsiinta ciidamada Kenya iyo cidda xogtaasi adag bixisay.
    2. Baarista xiriirkii ugu danbeeyay ee dhex maray taliyeyaasha ciidamada Soomaalida iyo kuwa Kenya ka hor weerarka.
    3. Talaabada ay qaadeen taliyeyaasha ciidamada Soomaalida markii weerarki dhacay
    4. Sidee ciidamada Soomaalida uga baxeen saldhigooda ka hor weerarka

    Abaanduulaha ciidamada Kenya General Samson Mwathethe ayaa xaqiijiyay weeraarkii koowaad oo qarax ahaa lala beegsaday xaruntii taliska iyo isgaarsiinta ee ciidamada Kenya taasoo keentay in ciidamada la weeraray ay sameyn waayaan wax xiriir ah oo ay ku dalbanayaan gurmad.

    Wararka ayaa sheegaya in kadib weerarkii Ceelcade isbedel weyn ku dhici doona xiriirka ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee ay wada shaqeyn jireen, waxaana Kenya u muuqataa inay shaki weyn ka qabto ciidamada Soomaalida.

    Wadani.com

    CeelCade KDF Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Xundubey “6 Shiikh kaliya, mase 600 oo Shiikh!…” (Dadka Xasan Shiikh diidani, yaysan diin ku soo gaban)
    Next Article XOG: Baarlamaanka Somaliya oo abaabul ugu jira diidmada Qorshaha Doorashada 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo