Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Kenya oo looga digay xiriirka Mareykanka la yeeshay Somalia & Awoodda Ciidamada Kumaandoska ee Danab.

    Kenya oo looga digay xiriirka Mareykanka la yeeshay Somalia & Awoodda Ciidamada Kumaandoska ee Danab.

    April 26, 2019Updated:April 27, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoraal ku soo baxay mid ka mida wargeysyada ugu waaweyn ee dalka Kenya kasoo baxa ayaa dowladda Kenya looga digay inay fiiro u yeelato xiriirka dhow ee Mareykanka la yeelanayo Somalia iyo ciidamada uu dhisay ee kumaandooska Danab.

    Qoraaga Oliver Mathenge ayaa ku qoray Wargeyska The Star, maqaal feker ah oo cinwaan looga dhigay “Kenya waa inay si qoto-dheer ula socotaa dhaqdhaqaaqyada Soomaaliya” ayaa dowlada Kenya loogu baaqay inay ka digtoonaato ciidammada Danab ee Mareykanku u tababarray Soomaaliya iyo xirirka dhow ee Soomaaliya iyo Mareykanka xilliyadan danbe yeelanayeen.

    Qormada ayaa ku doodeysa in Soomaaliya ku tageen mas’uuliyiin sare sare oo Mareykan ah, sida Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto, iyo hoggaamiyaha ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) General Thomas Waldhauser, iyagoo kulamo la yeeshay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan militariga Soomaaliya.

    Somalia iyo Mareykanka ayaa yeelanaya iskaashi amni oo dhex mara labada dhinac, siiba in la sii hormariyo ciidammada Soomaaliya ee Danab oo tayadoodu sarreeyso. Danab ayaa lagu sheegay in lagu tilmaami karo ciidammada ugu tayada sarreeyo Soomaaliya, kuwaas oo yeelan doono ilaa shan guuto.

    Qoraaga ayaa shaki ka muujiyey dhaqdhaqaayada ay wado dowladda Soomaaliya sida kulankii dhex maray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo la taliyaha arrimaha amniga ee madaxweyne Donald Trump, John Bolton. Waxaa shirkaasi sidoo kale ka qeyb-galay Wasiirka arrimaha horumarka ee Norway, Dag Inge Ulstein, taas oo loo baahan yahay, taasoo welwel gelineya Kenya.

    Wuxuu dowladda Kenya u soo jeediyay suaalo ku sbaan sababta ay uga hadli la’dahay go’aanka maxkamadda cadaaladda ee dunida ee la xiriira muranka badda Soomaaliya iyo Kenya iyo meesha uu ku danbeeyay go’aankii ahaa in la xiro xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

    Kenya Somalia US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXisbiga Sheekh Shariif oo Cududdiisa ku soo bandhigay Hotel ku dhow Madaxtooyada Somaliya [Sawiro]
    Next Article Diyaarado Duqeeyay degaan ay ku dagaalameen kooxaha Alshabab & Daacish ee Gobolka Bari

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo