Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Kheyre iyo Axmed Madoobe oo shaaciyey heshiis ay gaareen & Farmaajo oo Ansixin laga rabo

    Kheyre iyo Axmed Madoobe oo shaaciyey heshiis ay gaareen & Farmaajo oo Ansixin laga rabo

    March 15, 2019Updated:March 15, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa shaaciyey inay heshiis ka gaareen dhammaan khilaafaadkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.

    Xaflad sagootin ah oo magaalada Kismaayo loogu sameeyay Ra’iisal wasaaraha ayey labada mas’uul uga dhawaaqeen heshiiska dhex maray oo ay aula tegi doonaan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo si uu u ansixiyo.

    Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in la dhameeyey tabashooyinkii & mad-madowgii ka dhex jiray Dowladda Fderaalka Soomaaliya iyo Jubbaland kadib wadahadaladii ay magaalada Kismaayo yeesheen Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya iyo Madaxda dowladda Goboleedka Jubbaland.

    “Qodab waliba oo khilaafka ka jiray waan dul istaagnay annaga iyo Ra’iisal wasaarahuba, waana ka heshiinay, waxaana isku afgaranay in aan Madaxweynaha u tagno si loo dhammeeyo khilaafka” ayuu yiri Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyey xafladda.

    Dhinaca kale Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegay in uu joogay magaalada Kismaayo ay suuragashay inuu wadahadal la yeesho Madaxweynaha Jubbaland, wuxuuna intaas ku daray: “waxaan ka wadahadalay sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland… Markasta oo dulduleel yimaado waxaa jirta kala aragti duwanaan laakin markasta waxaa sareeya Soomaalinimada” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre.

    Mar uu ka hadalyey heshiiska la gaaray ayuu yiri “Safarka aaan Kismaayo ku imid waxa uu ahaa Safar mira dhal ah, Madaxweynaha Jubbaland oo idinka wakiil ah waxaan ballan qaadeyaa in aan wada shaqayn doono, aniga iyo Madaxweynaha Jubbaland waxaan u wada tagi doonnaa Madaxweynaha Soomaaliya halkaas oo lagu dhamayn doono inta dhiman..”

    Heshiiska Axmed Madoobe iyo dowladda Soomaaliya oo aan la shaacin ayaa u muuqda in loo baahday kaalin uu ku yeesho madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo jooge-maqan ka ahaa wadahadalka labada dhinac.

    Axmed Madoobe Farmaajo Jubbaland Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFadeexad ka dhalatay Derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xadka Somalia [10 KM oo lagu dhisay $35 Milyan]
    Next Article 49 Qof oo lagu laayey weerar lagu qaaday Masaajidyo ku yaalla dalka New Zealand [Faahfaahin+ Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo