Kulan ay maanta yeesheen Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Guddiga Olompikada iyo xiriirka kubadda Cagta ayaa looga hadlay baaqashadii ciyaartii kama danbeysta ahayd ee degmooyinka G/banaadir, iyagoo maamulka G/banaadir ugu baaqay kulan degdeg ah.
Qoraalk ayaa waxaa ka muuqday inu khilaaf u dhaeeyo maamulk Gobolka Banaadir oo dhinac ah iyo Wasaradda ciyaaraha oo wehliyaan xiriiraha ciyaaraha dalka, waxayna qoraalkooda ku dalbadeen in dib loo soo celiyo wada-shaqeyntii maamulka G/Banadir, waxayna kulan degdeg ah ugu baaqeen guddoomiyaha G/Banaadir si loo xaliyo arrimaha taagan.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA



![Khilaaf u dhaxeeya maamulka G/Banadir, Wasaarada Isbortiga & xiriirada Ciyaaraha [Ciyaartii final-ka degmooyinka oo..]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/10/Wasiirka-Isboortiga-xiriirka.jpg)