Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Khilaafka Guddiga Maaliyadda oo Arrin lama filaan ku keenay Xukuumadda & Kharashka Dowladda oo xirmaya

    Khilaafka Guddiga Maaliyadda oo Arrin lama filaan ku keenay Xukuumadda & Kharashka Dowladda oo xirmaya

    December 25, 2018Updated:December 25, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaafka ka taagan Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Baarlamaanka ayaa keenay xaalad lama filaan ah oo soo wajahday Xukuumadda Soomaaliya.

    Guddigan oo xukuumadda Soomaaliya olole weyn u gashay inuu kala qeybsamo, kadib warbixintii  uu soo saaray ee musuqa miisaaniyadda 2018 ka hadleysay ayuu guddoonka Baarlamaanka isku khilaafay, iyadoo aan xal loo helin weli jiritaankiisa oo Guddoomiye Maxamed Sheekh Mursal qoraal ku soo saaray inuu sii shaqeeyo, halka ku xigeenadiisa c/weli Muudey iyo Mahad Cawad ay kala direen.

    Shirarkii Baarlamaanka ayaa hakad ku jira, inkastoo xal laga gaaray mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha, waxaana khilaafka xukuumaddu ka danbeyso ee Guddiga Maaliyadda uu keenay halis kale oo ah in waqtigu ku dhaco Miisaaniyadda 2019 oo ahayd in hore loo ansixiyo si aanay u dhicin inay dowladdu awoodi weydo bixinta wax kharash ah Miisaaniyad la’aan darteed, marka laga bilaabo 1-da Janaayo 2019 oo maalmo kooban naga xigaan.

    Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka

    Guddiga Maaliyadda oo Golaha Shacabka u qaalibsan Miisaaniyadda ayaa laga rabaa inuu Baarlamaanka horkeeno warbixinta xisaab-xirka 2017 oo qabyo ah, xisaab-xirka sanadka gabagabada ah ee 2018 iyo ansixinta miisaaniyadda sanadka cusub ee 2019 oo aan dhammaantood waxba laga qaban.

    Guddi cusub oo xilligan la dhiso ayaan suuragal ahayn marka la eego xaaladda lagu jiro, waxaana xukuumadda Kheyre ay dhexda u gashay ismari-waa ay iyadu abuurtay oo ka dhashay shaqada Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka.

    2018 Baarlamaanka Guddiga Maaliyadda Miisaaniyadda Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBannaanbaxyada Suudaan oo sii xoogeystay iyo Ciidamo badan oo la dhigay Madaxtooyada Khartoum [Sawirro]
    Next Article Ciidamada Amniga oo Xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho ku qabtay koox Burcad ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo