Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Kiiska dacwadii dilka Wasiir Cabaas Siraaji oo lasoo afjaray & askari lagu caddeeyay

    Kiiska dacwadii dilka Wasiir Cabaas Siraaji oo lasoo afjaray & askari lagu caddeeyay

    June 14, 2017Updated:June 14, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad la xariirtay Dilkii Marxuum wasiir Cabdullaahi Sheekh Siraaj.

    Falka xilku ayaa lagu he lay mid ka mida ilaaladii hantidhowrka iyadoo la midkii kale oo ka mid ayaa ilaalada lagu soo oogay waajib gudasho la,aan.

    03-May sanadkan ayaa mid  ah ilaala la socotay hanti-dhowrihii guud ee qaranka Dr Nuur faarax uu sababsaday inuu galaafto nolosha Marxuum Cabaas Cabdullaahi Sh Siraaji oo ahaa wasiirkii howlaha guud kana tirsanaa baar-lamaanka Soomaaliya.
    Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalbaka sida ayaa horey u dalbaday in xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ay keenaan cadeymo dheeraad ah oo la xiriira kiiska, waxa ayna Maxkamadda horkeeneen Muuqaalo lagu duubay ” CCTV”, Sawirro , qiraalo , qoraal cadaynaya inta uu soo maray kiiskan baaristiisa iyo heerarkii 1-aad iyo 2-aad ee dhageysiga dacwadda maanta la soo gaba-gabeeyay qeybteedii 3-aad.
    Saraakiil ka socoday hey’adaha baariska booliiska ayaa ka hor aqriyay garsoorka cadeymo ay la socdeen muuqaal iyo sawirro kuwaasi oo muujinayay kiiska dambiga ah sida uu u dhacay.
    xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ku eedeysay 1.D/le xoogga, Axmed C/laahi caydiid in uu ahaa shakhsiga ka dambeyay dilka wasiirka iyadoo ay aqbaleen qareenada difaacayay eedeysanaha halka sidoo kale ay isku raaceen labada dhinac ee dacwada in eedda lagala noqdo askarigii kale S/Alifle Cusmaan Salaad Barre ee la saarnaa gaariga kaas oo loo qaatay in ka noqdo eedda markhaati marka loo fiiriyo kaalinta uu ku lahaa kiiska, arrinta ay isku diidan-yihiin laba dhinac ayaa ah in ay wax ka badasho xeer ilaalinta qodobka dacwada ah oo ay ka dhigeen ku tala gal halka qaraanada ay ku doodayeen in kiiska aanu aheyn kutala gal balse uu ah mid ku dhacay qalad.
    Gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur shuute ayaa ku dhawaaqay ugu dambeyn la soo gaba-gabeeyay kiiskan, garsoorkana aya ka soo saari doonaan xukunka kama dambeysta ah sida ugu dhaqsiyaha badan.

    dilka Cabbaas Siraaji Dilka Wasiir Cabbaas
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Amniga oo muddo 14 Maalmood ay u qabtay Mas’uuliyiinta Dowladda & Xildhibaanada [Akhriso]
    Next Article XOG: Sacuudiga & Imaaraadka oo Qorshe Culus ku furay Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo