Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»KIISKA KUFSIGA EE GALDOGOB: Warbixin guud, Waano iyo Digniin

    KIISKA KUFSIGA EE GALDOGOB: Warbixin guud, Waano iyo Digniin

    January 16, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaan si aan hore loo arag baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto ku lagu faafiyay sawiro  iyo video ay ka muuqdaan wiilal yaryar oo la sheegay inay gabar ku kufsadeen degmada Goldogob ee Gobolka Mudug oo raacsan maamulka Puntland.

    Dadka falkan ku lug leh ayaa isugu jira kuwo faaxishada iyo dembiga dhacay sii faafinaya, qaar inay ka xun yihiin ku doodaya haddana gacan ka geysanaya, kuwo wax-ma-garato ah oo falkaas ku doonaya inay fitno ka abuuraan si ay beelo walaalo ah isugu diraan.

    Wararka kiiskan laga helay intooda rasmiga ah waxaa ka mida in falkan uu dhacay ku dhowaad muddo bil ah ka hor intii aan la faafin, wuxuuna ka dhacay miyiga Goldogob, iyadoo lagu eedeeyay inay geysteen 6 wiil oo yaryar da’adoodu u dhaxeysa 13 ilaa 16 sano jir. Kiiska waxaa ku dhex jira ciidamada Booliiska Goldogob oo la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen dhalinyarada marka laga reebo mid ka mida oo baxsaday, waxaana mid kale laga soo qabtay gudaha Itoobiya.

    Kiiska ayaa ka socda maxkamadda Goldogob, iyadoo xaaladda gabadha dhibaatadu gaartay oo  la sheegay inuu u wehliyo dhaawac Mindi lagu dhuftay ay gacanta ku qabtay wasaaradda haweenka maamulka Puntland.

    Haddaba waxaa isweydiin leh cidda ka faa’iideysa in falkan laga dhigo filim laga daawado baraha bulshada, iyadoo uu yahay kiis ay gacanta ku hayaan hay’adaha ku shaqada lahaa, waxaa kaloo wax laga xishoodo ah in wiilal yaryar oo la tuhunsan yahay muuqaaladooda la faafiyo.

    Ciddii sawirrada iyo filimka heysay waxay ahayd inay  la wadaagto ciidamada iyo hay’adaha sharciga oo aan ka dhigin fadeexad umadda oo dhan lagu fitneeyo, sidaas darteed waa in laga digtoonaadaa arrimahan oo kale. waxaana in qofka denbiga sameeyay uu ka sii xun yahay kan faafinaya faashixada.

    Qof kasta oo ka qeyb qaatay faafinta sawiradda iyo video falkan ku saabsan waxaa u furan inuu ka towbad keeno oo ka saaro bartiisa, isla markaana ka waantoobo inuu isagoon ogeyn naftiisa u soo jiido dembi.

    Wadani.com

    Gabadhii lagu kufsaday Galdogob Gabar la kufsaday Galdogob
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMISOM oo lagu loo heysto dadkii lagu laayay Calamada & Darawalkii oo Xabsi la dhigay
    Next Article Jeneraal Subagle oo ku dhawaaqay go’aan ay AMISOM & NISA iyo ciidamada ka qaateen xaaladda Galdumug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo