Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Kiiskii ugu yaabka badnaa oo horyaalla Maxkamadda Hargeysa: “Malxiisadii Ninka isu bedeshay” [Akhri mucjisadan]

    Kiiskii ugu yaabka badnaa oo horyaalla Maxkamadda Hargeysa: “Malxiisadii Ninka isu bedeshay” [Akhri mucjisadan]

    February 25, 2017Updated:February 25, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa saaka qaadeysa mid ka mid ah kiisaska ugula yaabka badan ee xagga bulshada waxaana maanta Maxkamadda ay galeysaa mid ka mid ah dacwadaha ugu yaabka badan Nolosha qoysaska.

    Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa waxaa todobaadyo ka hor ka dhacay Aroos,waxaana is guursaday Wiil iyo Gabar is calmaday.

    Arooska Kaddib Wiilka aroosay ayaa waxaa uu ka shaqeynayay Mid ka mid ah Warshadaha ama Foornooyinka Rootiga sameeya,waxaana uu shaqada geli jiray 5:00AM ee Subaxnimo.

    Wiilka guurka cusub ayaa Xaaskiisa waxaa wehlisa Gabar ay saaxiibbo yihiin oo Todobo bixineysa,waxaana uu maalin maalmaha ka mid ah ka haray shaqada isaga oo xanuunsan.

    Wiilka ayaa isaga uu ku jira qolkiisa gaarka ah waxaa uu maqlay cod Rag,waxaana uu u wacay xaaskisa cusub,waxaa uu weydiiyay Ninka ka hadlaya Guriga waxaana ay u sheegtay in ay tahay saaxiibadda Todoba bixinta ugu timid ee la joogtay.

    Waxaa uu ku qanci waayay Jawaabta waxaana uu qabtay Saldhigga Booliska,Labo Askari ayaa lagu soo daray,waxaana uu u sheegay in Gurigiisu Rag ku jiro.

    Gabadhada Todobad bixisada oo xiran dharka Adag ee Haween iyo Indha shareer ayaa markii ay Askartii Guriga timid ku qasbeen in ay wajiga ka saarto dharka,mise waaba Rag!.

    Gabadhii Aroosadda ahayd iyo Ninkii ay ay Haweeneyda ku sheegtay ayaa la dhigay Xabsiga,waxaana markii ay Booliska weydiiyeen sababta ay sidan u yeeshay ku jawaabtay: Ninka saxda ah ee i qaba waa midka ila xiran”!.

    Wararka ayaa sheegaya in ninka lala xiray haweeneydan oo hore ay uga dhigtay gabar malxiisad u ah uu ahaa ninkii qabay, balse ay ninkan cusub ka dul aroostay, iyadoo falkan uu amakaag iyo af kala heys ku noqday cid waliba oo maqashay.

    Maxkamadda Hargeysa ayuuna saaka kiisan horyaalla oo u fadhida qaadistiisa,Bulshada Hargeysa ayaa aad u hadal haya kiiskan oo ka mid ah kuwa naadirka ah uguna layaabka badan ee ka dhacay Hargeysa.

    Hargeysa Malxiisadii Ninka isu bedeshay Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Ra’iisal wasaaraha cusub oo wada Qorshe iska horkeeni doona Dowladda cusub iyo Baarlamaanka
    Next Article Canshuur kordhin lagu sameeyay Qaadkii imaan jiray Muqdisho & Ganacsatada oo ku kala jabtay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo