Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kiiskii Weriye Cabdalla Muumin oo gaaray Golaha Shacabka iyo Mooshin laga gudbiyay

    Kiiskii Weriye Cabdalla Muumin oo gaaray Golaha Shacabka iyo Mooshin laga gudbiyay

    February 27, 2023Updated:February 27, 20232 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    26 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyay mooshin ay ku dalbanayaan in xorriyadiisa la siiyo Xoghayaha ururka Saxafiyiinta SJS oo u xiran kiis dacwadeed ay kusoo oogtay Wasaaradda Warfaafinta.

    Xildhibaannada ayaa ansixiyay soo jeedinta mooshinka, waxaana lagu daray ajandaha Kulanka Maanta, iyadoo ay Golaha Shacabka ka hadleen xildhibaanadii Mooshinka Diyaariyey oo sheegay inay baarayaan, soona caddeyn doonaan xariga Weriyaha oo lagu xadgudbay.

    Dooda xildhibaannada ayaa salka ku heysay in Xoghayaha SJS Weriye Cabdalla Muumin si sharci darro ah loogu xadgudbay Xoriyadiisa, isla markaana Hay’adaha Garsoorka baaritaan lagu sameeyo, iyagoo dalbaday si degdega xoriyadiisa loogu celiyo.

    Mooshinka ayaa u gudbay Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Golaha Shacabka, waxaana uu noqonayaa Qaraar kasoo baxaya Golaha Shacabka, iyadoo guddigu baarayo cidda Hotelka Jazeera ka afduubatay Weriye Cabdalla Muumin, sida lagu sheegay Mooshinka.

    Magacyada xildhibaannadi saxiixay Mooshinka kiiska Weriye Cabdalla Muumin, waxay kala yihiin:

    1. Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid

    2. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow

    3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin

    4. Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan

    5. Xildhibaan Nasra Saalax Cabdi

    6. Xildhibaan Duniya Cismaan Yuusuf

    7. Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif

    8. Xildhibaan Maxamed Muxumed

    9. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Daqare

    10. Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir

    11. Xildhibaan Cali Xasan

    12. Xildhibaan Nasra Mahdi Caraale

    13. Xildhibaan Yuusuf Maxamed Ismaaciil

    14. Xildhibaan Dr Saciid Maxamed Cali

    15. Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed

    16. Xildhibaan Aadan Maxamed

    17. Xildhibaan Maxamed Cali Cumar

    18. Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar

    19. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimu

    20. Xildhibaan Faarah Cabdi Diini

    21. Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar.

    22. Xildhibaan Sahuur Xaaji Culusow

    23. Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble

    24. Xildhibaan Cabdisamad Macalin Xasan

    25. Xildhibaan Maxamed Shekh Nuur

    26. Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise

    Baarlamaanka Cabdalla Muumin Mooshinka Cabdalla Muumin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda Maxkamadda Ciidamada oo lagu weerarray Doolow iyo Sababta Arrintan dhalisay
    Next Article Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada oo ku xayiran Doolow iyo Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo