Degmada Dhargenley oo ka mida 17-ka degmo ee ka qayb galayey tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir aayaa laga saaray tartanka, iyadoo lagu soo eedeeyay taageerayaasha burburin hanti qaran.
Qoraal kasoo baxay Gudddiga Anshaxa maamulka cayaaraha ee gobolka Banaadir ayaa lagus heegay in taageerayaasha kooxda degmada Dharkeyneyn ay jajabiyeen 120 kursi Garoonka Jaamacadaha ka mida, ahaana kuraastii casriga ahayd.
HOOS KA AKHRISO