Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Kooxdii Dableyda ee Khaarijisay Madaxweynihii Haiti oo noqday Mareykan iyo Columbian (Daawo)

    Kooxdii Dableyda ee Khaarijisay Madaxweynihii Haiti oo noqday Mareykan iyo Columbian (Daawo)

    July 9, 2021Updated:July 9, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta oo Jimce macluumaad dheeraad ah laha helay kooxdii calooshood u shaqeystayaasha ahayd ee weerarka ku qaaday ee Arbacadii khaarijisay Madaxweynihii dalka Haiti.

    Booliska Haiti ayaa shaaciyey in kumaandooska hubeysan ee mas’uulka ka ahaa dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise, ay ka koobnaayeen 26 reer Kolombiya ah iyo labo Mareykan ah oo asalkoodu yahay Haiti.

    Taliyaha Booliska dalka Haiti ayaa sheegay tirada kooxda dilka fulisay iyo dalalka ay kasoo jeedaan. “Waxay ahaayeen calooshood u shaqeystayaal kumaandoos ah oo gaaraya 28; oo ay ku jiraan laba Mareykab ah iyo 26 reer Kolombiya ah, oo fuliyay howlgalka lagu dilay madaxweynaha” ayuu yiri Taliyaha Booliska Haiti oo qabtay shir jaraa’id, isagoo xusay in labada Mareykan la qabtay. marka lagu daro 15 reer Kolombiya ah, halka saddex reer Kolombiya ah la dilay, sideed kalena wali baxsad ku jiraan.

    Madaxeyne Moyes oo 53 jir ah ayaa ladilay xaaskiisana waa la dhaawacay, kadib markii koox hubeysan ay weerareen gurigiisa oo kuyaala Port-au-Prince Arbacadii.

    Gacan ku dhiiglayaasha oo aad u hubeysnaa ayaa weerarray guriga madaxweynaha ee ku yaalla buuraha soo eegaya caasimada 1-da subaxnimo ee Arbacada waqtiga maxaliga ah.
    Moyes wuxuu ku dhintey Gurigiisa, halkaas oo jirkiisa lagu arkay 12 meel rasaastu jirkiisa ka daloolisay.

    Xaaska Madaxweynaha oo da’deedu ahayd 47-jir Martin Moyes ayaa lagu dhaawacay weerarka, waxaana loo duuliyey gobolka Florida ee Mareykanka, halkaas oo caafimaadkeeda la sheegay inuu yahay mid halis ah, laakiin deggan.

    James Solages, 35, (left) and Joseph Vincent (right) are both US citizens of Haitian descent, and were arrested along with 15 Colombian nationals over Wednesday's brazen assassination of President Moïse's mansion in the hills above Port-au-Prince
    ames Solages, 35, (left) and Joseph Vincent (right) are both US citizens of Haitian descent, and were arrested along with 15 Colombian nationals
    Police lined up the 17 assassination suspects, including two American citizens and 15 Columbians, behind a table displaying an array of firearms, machetes, sledgehammers and several Colombian passports
    The motely assortment of weapons included rusty machetes, shotguns, high-powered rifles and handguns
    Suspects in the assassination of Haiti's President Jovenel Moise, among them Haitian-American citizens James Solages, left, and Joseph Vincent, second left, are shown to the media at the General Direction of the police in Port-au-Prince
    After earlier claiming seven suspects were killed, Léon Charles, chief of Haiti's National Police, now claims that only three other suspects were killed by police, saying eight others are on the run
    Haitian President Jovenel Moïse and First Lady Martine are pictured together in 2017. Moïse was riddled with 12 bullet holes and had his eye gouged out during Wednesday's brutal attack, which killed him and seriously injured his wife
    Haitian President Jovenel Moïse and First Lady Martine are pictured together in 2017.
    Haiti Haiti President Jovenel Moise
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaari BL ah oo Qarax ku haleelay degaan ay ku dagaalameen Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab
    Next Article Reer Laas-caanood oo dalbaday in loo soo celiyo Gabdho loo xiray Calanka Somaliya (Akhriso Magacyadooda)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo