Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»KORITAANKA & HORUMARKA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG [Warsaxaafadeed]

    KORITAANKA & HORUMARKA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG [Warsaxaafadeed]

    February 12, 20162 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    WARSAXAAFADEED
    KORITAANKA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG IYO HORUMARKA LAGA SAMEEYAY BAAHINTA MAAMULKA IYO DIB U DHISKA KAABAYAASHA DHAQAALAHA

    Dowlad Goboleedka Galmudug iyadoo ka ambaqaadaysa rabitaanka shacabkeeda ku nool degaanada GalMudug ayaa waxay meel mareisay mashaariic xagga baahinta maamulka iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdi ballaaran uu hoggaminayo oo isugu jiray Wasiiro, Xildhibaano iyo waxgarad ka kala socday qaybaha bulshada ayaa 5tii bishan Febraayo 2016ka, socdaal dhulka ah ku maray Cadaado ilaa Hobyo oo isu jira 300 Km si ay u kormeeraan warbixinna uga dhegaystaan degaanada u dhexeeya Cadaado ilaa Hobyo, taasina waxay ina tusaysaa amaanka lagu naaloon karo ee ka jira degaanada GalMudug, taas oo u suurtagelinaysa dowladda GalMudug in ay fuliso ballanqaadyadeeda.

    Waxaa magaalada Hobyo la dhagaxdhigay deked casri ah 9kii bishan Febraayo 2016ka. Sidoo kale waxaa loo magacaabay si ku meel gaar ah Golaha Deegaanka Hobyo, kaas oo noqonaya kii ugu horeeyay oo noociisa ah tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991ki. Golahan cusub waxay shaqayn doonaan muddo saddex(3) bilood ah iyagoo xoogga saaraya howlaha amniga iyo gaarsiinta bulshada adeegyada muhiimka u ah, xilligaas ka dib dadka degaanka ayaa soo dooranaya Golahooda Deegaanka Degmada Hobyo.

    31kii Janaayo, 2016ka, waxaa la dhamaystiray dhismaha Golaha Degaanka Gaalkacyo oo ka kooban 27 xubnooda, si ay u bedelaan golihii hore ee ku meelgaarka ahaa. 7dii bishan Febraayo, 2016ka ayay goluhu doorteen duqa magaalada Gaalkacyo, howlo kuwaas la mid ahna waxay ka socdaan degmooyinka Cabuudwaaq iyo Balanballe.

    Sidoo kale degmada Cadaado waxaa lagu dhisay Rugta Ganacsiga GalMudug 3dii bishan Febraayo 2016ka, iyadoo lagu casuumay wakiilo ka socda shirkadaha, ganacsato ka socota dhamaan gobalada iyo degmooyinka GalMudug si ay goobjoog uga ahaadaan una ansixiyaan doorashada Madaxda Rugta Ganacsiga Galmudug, taas oo uu shirgudoominayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha GalMudug.

    Wax intaas bar-bar socday si joogta ah dadaalada Dowlad GalMudug ay maleeshiya beeleedyada ugu bedelayso ciidan awood u leh hanashada sugitaanka amaanka deegaanada GalMudug, waxayna diyaar u yihiin ka sifaynta cadawga nabaddiidka ah meelaha ay uga sugan yihiin degaanada GalMudug.

    Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal ka dhacay Boosaaso iyo taliye saldhig oo lagu qabtay
    Next Article DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle oo la saftay maamulka Puntland

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo