Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Ku-simaha Agaasimaha NISA oo Jawaabo yaab leh ka bixiyey Su’aalihii Xildhibaanada [Akhriso]

    Ku-simaha Agaasimaha NISA oo Jawaabo yaab leh ka bixiyey Su’aalihii Xildhibaanada [Akhriso]

    April 14, 2019Updated:April 14, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan albaabada u xiran yihiin maanta ku lahaa magaalada Muqdisho, kaasoo weli socda ayaa ku hungoobay inay jawaabo waafi ah ka helaan ku-simaha Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji oo ka mid ahaa taliyeyaasha Amniga ee la hor keenay Baarlamaanka.

    Xildhibaabno dhowr ah ayaa su’aalahooda ku wjahay Ku-simaha Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda ee NISA Fahad Yaasiin, waxaana su’aalaha la weydiiyey intooda badan uu uga jawabay inaysan isagu quseyn, in caddeyn loo keeno iyo in hay’ado kale la weydiiyo.

    Arrimaha ay xildhibaannada wax ka weydiiyeen waxaa ka mid ahaa sababta Sheekh Mukhtaar Roobow ay dowladdu u xirtay, isla markaana loo soo taagi la’ yahay maxkamad haddii uu denbiile yahay..?, Ciidamada ka tirsan Hay’adda NISA ee ka cabanayaan mushaar la’aanta..? iyo cidda ay u xiran yihiin Waddooyinka Muqdisho?

    Fahad Yaasiin ayaa sheegay in NISA aysan wax lug lah ku lahayn xarigii Mukhtaar Roobow, sababta Maxkamada loo soo taagi waayeyna ay tahay arrin u taalla Hay’adaha Garsoorka oo ay tahay in la weydiiyo iyaga?. Mushaarka ciidamada NISA ayuu su’aal ka keenay isagoo dalbaday in la keeno qof NISA ka mida oo mushaar la’aan ka cabanaya, markaasina ay jawaabteeda leedahay Wasaaradda Maaliyadda.

    Wadooyinka xiran ee Muqdisho ayuu ku gaabsaday inay yihiin go’aan guud oo dowladu gaartay oo aan si gaara u quseyn NISA, ayna tahay in la weydiiyo mas’uuliyiinta uu ugu horeeyo Madaxweyne Farmaajo, halka amniga dalka uu sheegau in wax laga weydiiyo Taliyaha Booliska.

    Xildhibaannada ayaa u arkay in Fahad Yaasiin uu iska diiday inuu uga jawaabo su’aalahoodii, isagoo iska dhega mariyey, kana meermeeraya laakiin waxa is qoray xildhibaanno badan oo doonaya inay su’aalo kale weydiiyeen.

    Kulanka ayaa galabta dib la isugu soo laabanayaa iyadoo su’aalaha halkooda ka socon doonaan, waxaana fadhiya wasiirada Amniga Gaashaandhigga iyo taliyeyasha ciidamada.

    Fahad Yaasiin NISA Xildhibaannada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman C/shakur: “Wiil sidii Axmed Godane isu qarinaya ayaa Baarlamankii sidaa loo yeelayaa..”
    Next Article Duqeyn ka dhacday Gobolka Bari oo lagu dilay Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Daacishta Somalia.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo